{"id":5723,"date":"2012-04-27T12:01:14","date_gmt":"2012-04-27T12:01:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5723"},"modified":"2012-04-27T12:01:14","modified_gmt":"2012-04-27T12:01:14","slug":"dagaal-xooggan-oo-shalay-gelinkii-danbe-ka-dhacay-duleedka-degmada-garbahaareey-ee-gobolka-gedo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/dagaal-xooggan-oo-shalay-gelinkii-danbe-ka-dhacay-duleedka-degmada-garbahaareey-ee-gobolka-gedo\/","title":{"rendered":"Dagaal Xooggan Oo Shalay Gelinkii Danbe Ka Dhacay Duleedka Degmada Garbahaareey Ee Gobolka Gedo."},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n<p>Dagaalkaani oo ahaa mid xooggan ayaa dhex maray ciidamada Dwladaha Islkaashanaya Ee Kenya iyo kuwa dowladda TFG-da Soomaaliya oo Oo Dhinca Ah iyo Xarakada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dagaalkaasi Ayaa Lagu Soo Waramayaa In\u00a0 Uuu Khasaare badan kala gaarey labadii dhinac ee uu dhex maray,<\/p>\n<p>Ugu yaraan 11-qof Ayaa Ku Geeriyootay Dagaalkaasi Intaasi In Kabadana Dhaawacyo Ayaa KA Soo Gaaray Kuwaa Oo U Badnaa Labada Dhinac Ee Uu Dagaalka Ku Dhexmaray Gobolkaasi<\/p>\n<p>Xarakada Al-shabaaba ayaa dagaalkaas guul ka sheegtay iyagoo tilmaamay inay ku gubeen gaadiid dagaal askar badan oo kuwa Kenya iyo\u00a0 Soomaaliya ka tirsanna ay ku dileen Sida Ay Sheegeen Saraakiiil ka Tirsan Xarakada Al-shabaab.<\/p>\n<p>Dhinaca Kalena Afhayeen u hadlay ciidamada dowladda ee gobolkaas ku sugan ayaa isna sheegay in ciidamada huwanta ahi ay weerareen fariisimo ay Al-shabaab ku sugnaayeen Islamarkaana Ay Qasaaro Ba\u2019adan U Geesteen.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Dagaalkaani oo ahaa mid xooggan ayaa dhex maray ciidamada Dwladaha Islkaashanaya Ee Kenya iyo kuwa dowladda TFG-da Soomaaliya oo Oo Dhinca Ah iyo Xarakada Al-shabaab. Dagaalkaasi Ayaa Lagu Soo Waramayaa In\u00a0 Uuu Khasaare badan kala gaarey labadii dhinac ee uu dhex maray, Ugu yaraan 11-qof Ayaa Ku Geeriyootay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5723","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5723","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5723"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5723\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5727,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5723\/revisions\/5727"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5723"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5723"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5723"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}