{"id":57195,"date":"2019-06-25T23:33:28","date_gmt":"2019-06-25T20:33:28","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57195"},"modified":"2019-06-26T00:33:23","modified_gmt":"2019-06-25T21:33:23","slug":"axzaabta-siyaasadda-soomaaliya-oo-hambalyo-ku-aadan-26ka-juun-u-dirayey-dadka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/axzaabta-siyaasadda-soomaaliya-oo-hambalyo-ku-aadan-26ka-juun-u-dirayey-dadka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Axzaabta Siyaasadda Soomaaliya Oo Hambalyo Ku aadan 26ka Juun U Dirayey Dadka Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p>Dhamaan Madaxda Iyo Xubnaha Xisbiyada Siyaasada Dalka Soomaaliya Ayaa Si Wada Jir Ah Hambalyo Iyo Boogaadin Ku Aadan Sanad Guurada <strong>59-Aad Ee 26,da Jun <\/strong>U Diray Dadka Soomaaliyeed Meel Kasto Oo Ay Ku Nool Yihiin Gaar Ahaan Dadka Ka Soo Jeeda Gobolada Woqooyi Galbeed Ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Halkaasoo Abid Markii Ugu Horeysay Ciida Soomaaliya \u00a0Laga Taagay Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya Oo Madax Banaan Dadkaasina Ay Yihiin Dad Xuriyada Iyo Wada Jirka Umada Soomaaliyeed Halgan Dheer U Soo Galay Maantana Aysan La\u2019aantood Soomaaliya Jiritaankeedu Aysan Wax Ku Ool Aheyn<\/p>\n<p>Xisbiyada Siyaasada Dalka Soomaaliya Ayaa Si Wada Jir Ah Waxa Ay Ugu Booriyeen Dhinacyada Siyaasada Soomaaliya Iyo Somaliland In Ay Ka Mira Dhaliyaan Wada Hadalada Iyo Is Af Garadka Ka Bilaaban Lahaa Magaalada Nairobi<\/p>\n<p>Ugu Dambeyntii Xisbiyada Siyaasada Ayaa Dadka Soomaaliyeed U Rajeeyey In Sanadkaan Sanadkiisa Ku Gaaraan Horumar Iyo Midnimo Waxayna Dhinacyada Siyaasada Ee Dowlada Soomaaliya Ugu Baaqeen In Si Deganaansho,Wada Hadal Iyo Tanaasul Ku Jiro Loo Xaliyo Khilaafaadka Ka Jira Maamul Goboleedyada Gal-Mudug Iyo Hir-shabeele Lana Joojiyo Wararka Bulshada Sii Kala Fogeenayo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>\u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0 \u00a0(WABILLAAHI TOWFIIQ)<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhamaan Madaxda Iyo Xubnaha Xisbiyada Siyaasada Dalka Soomaaliya Ayaa Si Wada Jir Ah Hambalyo Iyo Boogaadin Ku Aadan Sanad Guurada 59-Aad Ee 26,da Jun U Diray Dadka Soomaaliyeed Meel Kasto Oo Ay Ku Nool Yihiin Gaar Ahaan Dadka Ka Soo Jeeda Gobolada Woqooyi Galbeed Ee Soomaaliya Halkaasoo Abid Markii Ugu Horeysay Ciida Soomaaliya \u00a0Laga Taagay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57195"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57195\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57206,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57195\/revisions\/57206"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}