{"id":57170,"date":"2019-06-25T20:58:41","date_gmt":"2019-06-25T17:58:41","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57170"},"modified":"2019-06-25T23:10:25","modified_gmt":"2019-06-25T20:10:25","slug":"ciidamada-danab-ee-dowlada-federaalka-oo-deegaano-ka-qabsaday-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/ciidamada-danab-ee-dowlada-federaalka-oo-deegaano-ka-qabsaday-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Ciidamada Danab Ee Dowlada Federaalka Oo Deegaano Ka Qabsaday Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>Ciidanka dawladda Soomaaliya ee Danab ayaa kooxda Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaala gobolka Shabeelaha hoose, Sida uu warbaahinta u sheegay Mowliid Axmed Xasan oo u hadlay ciidankaasi.<\/p>\n<p>Degaannada ay Danab la wareegtay ayaa waxaa ku jira tuulooyin hoos yimaada Bariirre, iyo sidoo kale degaanka la yiraahdo Ceel-Saliin oo ay in muddo ah haysteen Kooxda Al-Shabaab Iyadoona Maanta Ay Dhamaan Deegaanadaasi Ay Gacanta Ku Haya Ciidanka Dowlada Gaar Ahaan Kuwa Danab.<\/p>\n<p>Qabsashadan ayaa imanaysa ayada oo ciidanka ay dhowaanahan dagaalyahanada Al-Shabaab ay kala wareegeen dhowr deegaan oo ka tirsan gobolka shabeelaha hoose Mana jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka dagaalyahanada al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka dawladda Soomaaliya ee Danab ayaa kooxda Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaala gobolka Shabeelaha hoose, Sida uu warbaahinta u sheegay Mowliid Axmed Xasan oo u hadlay ciidankaasi. Degaannada ay Danab la wareegtay ayaa waxaa ku jira tuulooyin hoos yimaada Bariirre, iyo sidoo kale degaanka la yiraahdo Ceel-Saliin oo ay in muddo ah haysteen Kooxda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56923,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-57170","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57170","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57170"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57170\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57189,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57170\/revisions\/57189"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}