{"id":57161,"date":"2019-06-25T20:39:44","date_gmt":"2019-06-25T17:39:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57161"},"modified":"2019-06-26T00:49:23","modified_gmt":"2019-06-25T21:49:23","slug":"dagaal-qasaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-leh-geestay-oo-ka-dhacay-buurhakaba","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/dagaal-qasaaro-dhimasho-iyo-dhaawac-leh-geestay-oo-ka-dhacay-buurhakaba\/","title":{"rendered":"Dagaal Qasaaro Dhimasho Iyo Dhaawac Geestay Oo Ka Dhacay Buurhakaba."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya magaalada Buurhakaba ayaa sheegay inuu halkaasi maanta ka dhacay iska horimaad dhiig ku daatay kaasoo u dhaxeeyey ciidamo ka amar qaata maamulka degmadaasi iyo Maleeshiyaad Iska Awaawulau Deegaankaasi.<\/p>\n<p>Ugu yaraan saddex qof oo mid ka mid ah uu ahaa shacab ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhintay iska horimaadka, ayada oo shan kale ay ku dhaawaceen Waxaana Dhaawacyadaasi oola Cararay Isbitaalo Ku Yaalo Magaalada Baydhabo.<\/p>\n<p>Dagaalkan ayaa salka ku haya is-qabqabsi la xiriira maamulka degmada Buurhakaba Walina Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay hay&#8217;aadaha amaanka maamulka magaalada taasoo ku aadan shaqaaqada ka taagan Degmada Buurhakaba.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya magaalada Buurhakaba ayaa sheegay inuu halkaasi maanta ka dhacay iska horimaad dhiig ku daatay kaasoo u dhaxeeyey ciidamo ka amar qaata maamulka degmadaasi iyo Maleeshiyaad Iska Awaawulau Deegaankaasi. Ugu yaraan saddex qof oo mid ka mid ah uu ahaa shacab ayaa lagu soo warramayaa inuu ku dhintay iska horimaadka, ayada oo shan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":40146,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57161","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57161","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57161"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57161\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57210,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57161\/revisions\/57210"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40146"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57161"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57161"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57161"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}