{"id":57136,"date":"2019-06-24T22:09:39","date_gmt":"2019-06-24T19:09:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57136"},"modified":"2019-06-24T22:10:24","modified_gmt":"2019-06-24T19:10:24","slug":"r-wasaare-xasan-cali-khayre-oo-dh-mareeb-booasho-ku-tagey-caawana-ku-hoyanaya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/r-wasaare-xasan-cali-khayre-oo-dh-mareeb-booasho-ku-tagey-caawana-ku-hoyanaya\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Xasan Cali Khayre oo Dh\/mareeb Booasho Ku Tagey Caawana Ku Hoyanaya."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dh-mareb.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-57137\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dh-mareb-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"707\" height=\"471\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dh-mareb-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/dh-mareb.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 707px) 100vw, 707px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Wafuud ka socota dowladda federaalka ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan deegaannada Galmudug, halkaa oo ay ka taagantahay xiisad siyaasadeed oo u dhaxeysa hoggaanka sare ee maamulka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa saacadaha ina soo aaddan inay gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-gobolleedka Galmudug, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Iyagoo Sida Lagu Soo WaramayoKa Degay Garoonka Dhuusamareeb ayna Kulamo la Qaadan doonaan Madaxda iyo Wax garadka Ahlu Sunna iyo Odayaasha Magaalada Xarunta u ah Maamulkii kala Qaybsamey ee Galmudug.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Qabanqaabada soo dhoweynta wafdiga ra\u2019iisul wasaare Kheyre ayaa laga dareemayaa magaalada Dhuusamareeb iyadoo ammaanka magaalada aad loo adkeeyay,waxaana maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa wasiirka arrimaha gudaha dowladda federalka iyo xubno ka tirsan labada gole.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Booqashada ra\u2019iisul wasaraha ayaa waxa ay ku soo beegmaysaa iyadoo wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federalka ay iclaamisay in la qabanayo doorashada madaxweynaha Galmudug oo 4ta bisha July ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Docda kale, wafdi kale oo ka socda Baarlamaanka ayaa inaya isla maanta gaarey magaalada Cadaado, wararka la helayo ayaa sheegaya inay guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka uu hoggaaminayo wafdigaa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dowladda federaalka ayaa dedaal ku bixinaysa sidii ay dooarsho uga dhici lahayd Galmudug, balse waxaa wali uu khilaaf ka taaganyahay doorashada, sida ay u dhacayso, xilliga ay dhacayso iyo halka ay ka dhacayso.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56910\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56909\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56913\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56911\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-56912\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56907\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56908\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafuud ka socota dowladda federaalka ayaa lagu wadaa inay maanta gaaraan deegaannada Galmudug, halkaa oo ay ka taagantahay xiisad siyaasadeed oo u dhaxeysa hoggaanka sare ee maamulka. Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa saacadaha ina soo aaddan inay gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad-gobolleedka Galmudug, sida ay ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":57137,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57136","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57136","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57136"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57136\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57141,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57136\/revisions\/57141"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/57137"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57136"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57136"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57136"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}