{"id":57105,"date":"2019-06-23T22:43:32","date_gmt":"2019-06-23T19:43:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57105"},"modified":"2019-06-24T00:06:46","modified_gmt":"2019-06-23T21:06:46","slug":"xaaf-iyo-xubno-kubno-ka-mid-ah-xukuumadiisa-oo-maanta-ka-guuray-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/xaaf-iyo-xubno-kubno-ka-mid-ah-xukuumadiisa-oo-maanta-ka-guuray-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Xaaf Iyo Xubno Ka Mid Ah Xukuumadiisa Oo Maanta Ka Guuray Dhuusamareeb."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/xaaf2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56076\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/xaaf2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/xaaf2-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/xaaf2.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa saaka ka guuray magaaladda Dhuusamareeb oo xarun u ahayd maamulkiisa.<\/p>\n<p>Wararkii u dambeeyay waxay sheegayaa madaxweyne Xaaf oo ay galbiyaan ciidamo iyo tikniko ayaa haatan gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, wuxuuna ku sii jeeda magaaladda Cadaado.<\/p>\n<p>Khilaaf soo kala dhexgalay madaxweyne Xaaf iyo maamulka Ahlu Sunna Wal jamaac ayaa sababay inuu madaxweynuhu ka guuro magaaladda Dhuusamareeb oo ay xoog ku leeyihiin wadaadada Suufiyada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maalintii Jicmaha ee toddobaadkii hore, waxaa magaaladda Dhuusamareeb gaaray wafti uu hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha iyo federaalka oo halkaasi u tegay inuu wadaadada Ahlu sunna kala hadlo doorashada Galmudug.<\/p>\n<p>Madaxweynaha galmudug Axmed Geelle xaaf ayaa la filayaa inuu maamulkiisa uu xarun uga dhigo magaalooyinka Cadaado ama Galkacayo , iyadoo madaxweyne ku-xigeenkiisi iyo guddoomiyihii barlamaanka Galmudug ayaa fadhiyaan magaaladda Cadaado<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Geelle Xaaf oo ay weheliyaan xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa saaka ka guuray magaaladda Dhuusamareeb oo xarun u ahayd maamulkiisa. Wararkii u dambeeyay waxay sheegayaa madaxweyne Xaaf oo ay galbiyaan ciidamo iyo tikniko ayaa haatan gaaray magaalada Godinlabe ee gobolka Galgaduud, wuxuuna ku sii jeeda magaaladda Cadaado. Khilaaf soo kala dhexgalay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56076,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57105","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57105","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57105"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57105\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57129,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57105\/revisions\/57129"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56076"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57105"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57105"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57105"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}