{"id":57097,"date":"2019-06-23T22:12:20","date_gmt":"2019-06-23T19:12:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=57097"},"modified":"2019-06-23T22:32:44","modified_gmt":"2019-06-23T19:32:44","slug":"ugandha-oo-41-sanno-ka-dib-guul-ka-gaartay-koobka-afrika-june-23-2019-by-horseed-staff-xulka-kubada-cagta-ee-wadanka-ugandha-ayaa-markii-u-horraysay-41-sanno-guul-ka-soo-hooyay-koobka-ciyaaraha-qa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/ugandha-oo-41-sanno-ka-dib-guul-ka-gaartay-koobka-afrika-june-23-2019-by-horseed-staff-xulka-kubada-cagta-ee-wadanka-ugandha-ayaa-markii-u-horraysay-41-sanno-guul-ka-soo-hooyay-koobka-ciyaaraha-qa\/","title":{"rendered":"Ugandha Oo Markii U Horraysay 41 Sanno Kadib Guul Ka Soo Hooyay Koobka Ciyaaraha Qaaraada Africa."},"content":{"rendered":"<p>Ugandha waxay 2-0 kaga adkaatay xulka Jamhuuriyada Kongo oo ay ka wada tirsan yihiin Groupka A. Ciyaarta ayaa ka dhacday Garoonka caalamiga ee Qaahira.<\/p>\n<p>Patrick Kaddu iyo Emmanuel Okwi ayaa labada gool u kala dhaliyay xulka Ugandha oo hoggaaminaysa Groupka A, oo ay ku jiraan xulalka Masar oo 1-0 kaga badisay xulka Zimbabwey ciyaartii furitaanka<\/p>\n<p>Groupka B<br \/>\nNigeria 1 \u2013 0 Burundi<br \/>\nGuinea 2 \u2013 2 Madagascar<br \/>\nGroupka C<br \/>\nSenegal ? \u2013 ? Tanzania<br \/>\nAlgeria ? \u2013 ? Kenya<br \/>\nGroupka D<br \/>\nMorocca VS Namibia<br \/>\nIvory Coast Vs South Africa<br \/>\nGroupka E<br \/>\nTunnis Vs Angola<br \/>\nMali Vs Mauritania<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugandha waxay 2-0 kaga adkaatay xulka Jamhuuriyada Kongo oo ay ka wada tirsan yihiin Groupka A. Ciyaarta ayaa ka dhacday Garoonka caalamiga ee Qaahira. Patrick Kaddu iyo Emmanuel Okwi ayaa labada gool u kala dhaliyay xulka Ugandha oo hoggaaminaysa Groupka A, oo ay ku jiraan xulalka Masar oo 1-0 kaga badisay xulka Zimbabwey ciyaartii furitaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":49234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-57097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57097","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=57097"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":57099,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/57097\/revisions\/57099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=57097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=57097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=57097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}