{"id":56956,"date":"2019-06-18T17:35:06","date_gmt":"2019-06-18T14:35:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56956"},"modified":"2019-06-18T17:35:59","modified_gmt":"2019-06-18T14:35:59","slug":"soomaaliya-oo-mu-dheer-kadib-dib-u-heshay-codkii-ay-ku-lahayd-urur-waynaha-shaqada-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/soomaaliya-oo-mu-dheer-kadib-dib-u-heshay-codkii-ay-ku-lahayd-urur-waynaha-shaqada-adduunka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya Oo Mu Dheer Kadib Dib U Heshay Codkii Ay Ku Lahayd Urur-waynaha Shaqada Adduunka."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<div class=\"shared-counts-wrap before_content style-fancy\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-317398\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-wasiir-Sadiq-640x359-740x414.png\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-wasiir-Sadiq-640x359-740x414.png 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-wasiir-Sadiq-640x359-400x224.png 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-wasiir-Sadiq-640x359.png 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/1-wasiir-Sadiq-640x359-360x200.png 360w\" alt=\"\" \/><\/div>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Soomaaliya oo muddo dheer xubin ka ahayd ururka shaqaalaha adduunka ayaa waxaa xayiraad ay ka saarneyd codaynta,balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha wada-hadalka iyo shirarka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka, halkaa oo uu cod ka dhiban karo.<br \/>\nShirweynaha shaqada adduunka ee ka socda Geneva ayaa isku raacay in Soomaaliya loo ogolaado inay soo ceshato xuquuqdii ay u lahayd inay codayso,taasoo sidoo kalena ay u codeeyeen 191 xubnood,iyadoo arrintan uu si weyn usoo dhaweeyay wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda Soomaaliya, Sadiiq Xirsi Warfaa.<\/p>\n<p>\u201cArrintaan muddo ayaa laga shaqeynayay, muhiimad weyn ayayna u leedahay dalka inan dib u helno codkii aan ku lahayn ururka shaqaalaha adduunka ee xayiraadda naga saarnaa tan iyo markii dowladdii dhexe ay meesha ka baxday.\u201d ayuu yiri wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Sadiiq Xirsi Warfaa oo magaalada Geneva kaga qeybgalay shir weynaha shaqada adduunka.<\/p>\n<p>Wasiir Sadiiq Wafaa, ayaa muujiyay siyaasadda xukuumadda ee ku dhisan dib u gaajinta shaqaalaha iyo shaqa abuurka inay arrintan gacan-weyn ka geysan doonto, isagoo marka tilmaamay waxa ugu weyn ee uu dhiniciisa dadaalka galiyay inay ahayd sidii sannadkan loogu guuleysan lahaa dib u helidda codkii ay Soomaaliya ku lahayd ururka shaqaalaha adduunka.<\/p>\n<p>\u201cSi la mid ah dalalka xubnaha ka ah ee haddana codka leh ayaan tagi doonaa miiska wada-hadalka halkaa oo aan fursad u heleyno in codkeenna la dhageysanayo\u2026 run ahaantii waa guul weyn in 33 sanno ka dib ay arrintan suragal noqotay.\u201d ayuu ku daray wasiir Warfaa.<\/p>\n<p>Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada, Sadiiq Warfaa ayaa dhinaca kala caddeeyay dowladda Soomaaliya sida ay uga go\u2019antahay horumarinta shaqaalaha iyo sidii shaqooyin loogu heli lahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed gaar ahaan dhallinyarada iyo haweenka, isagoo marka tilmaamay inay waxyaabo badan ka dhax-li doonaan xayiraaddii laga qaaday codaynta ee ka saarnayd hay\u2019adda shaqada adduunka ee ILO muddadii 33ka sanno ahayd ee la soo dhaafay.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya oo muddo dheer xubin ka ahayd ururka shaqaalaha adduunka ayaa waxaa xayiraad ay ka saarneyd codaynta,balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha wada-hadalka iyo shirarka caalamiga ah ee shaqaalaha adduunka, halkaa oo uu cod ka dhiban karo. Shirweynaha shaqada adduunka ee ka socda Geneva ayaa isku raacay in Soomaaliya loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56958,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56956","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56956","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56956"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56956\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56957,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56956\/revisions\/56957"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}