{"id":56951,"date":"2019-06-18T17:19:21","date_gmt":"2019-06-18T14:19:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56951"},"modified":"2019-06-18T17:19:21","modified_gmt":"2019-06-18T14:19:21","slug":"abwaan-maxamuud-cabdulahi-sangub-oo-maanta-ku-geeriyooday-dalka-ethopia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/abwaan-maxamuud-cabdulahi-sangub-oo-maanta-ku-geeriyooday-dalka-ethopia\/","title":{"rendered":"Abwaan Maxamuud Cabdulahi Sangub Oo Maanta Ku Geeriyooday Dalka Ethopia."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-317388\" style=\"font-size: 16px;\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaan-Sangub-1-740x414.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaan-Sangub-1-740x414.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaan-Sangub-1-400x224.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaan-Sangub-1.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Abwaan-Sangub-1-360x200.jpg 360w\" alt=\"\" \/><\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ku geeriyooday abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub oo kamid ahaa abwaanada Soomaaliyeed kuwooda ugu magac dheeraa.<\/p>\n<p>Abwaanka ayaa lagu soo waramayaa in uu u geeriyooday xanuun muddo hayay sida ay xaqiijiyeen eheladiisa.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee abwaan Sangub ayaa inta uusan ku laaban magaalada Addis Oo uu ku geeriyooday ayaa waxa uu maalmo ka hor kasoo laabtay magaalada Makka ee barakeysan halkaas oo uu kusoo cimreystay.<\/p>\n<p>Rabbi ha u raxmadee abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub ayaa waxa uu kamid ahaa abwaanada Farakutiriska ah ee ka haray haldoorkii abwaanada Soomaaliyeed isagoona caan ku ahaa curinta gabayada ,iyo heesaha kuwaas oo qaarkood uu uga hadlayo midnimada umadda Soomaaliyeed iyo sida ay lama huraan u tahay.<img decoding=\"async\" class=\"wp-image-317389\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/140824202200_abwaan_sangub__640x360_bbc_nocredit-1-740x416.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/140824202200_abwaan_sangub__640x360_bbc_nocredit-1-740x416.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/140824202200_abwaan_sangub__640x360_bbc_nocredit-1-400x225.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/140824202200_abwaan_sangub__640x360_bbc_nocredit-1.jpg 768w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Sangub ayaa la filayaa in lagu aaso magaalada Jigjiga ee caasimadda Dowlad deegaanka Soomaalida.<\/p>\n<p>Abwaano ,Masuuliyinin haya xilal dowladeed iyo shacabka Soomaaliyeed ayaa si isku mid ah uga tacsiyeeyay geerida abwaan Maxamuud Cabdulaahi Sangub<\/p>\n<p><strong>INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN<\/strong><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia ku geeriyooday abwaan Maxamuud Cabdulaahi Ciise Sangub oo kamid ahaa abwaanada Soomaaliyeed kuwooda ugu magac dheeraa. Abwaanka ayaa lagu soo waramayaa in uu u geeriyooday xanuun muddo hayay sida ay xaqiijiyeen eheladiisa. Allaha u naxariistee abwaan Sangub ayaa inta uusan ku laaban magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56952,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56951","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56951","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56951"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56951\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56953,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56951\/revisions\/56953"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56951"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56951"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56951"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}