{"id":56948,"date":"2019-06-18T17:16:15","date_gmt":"2019-06-18T14:16:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56948"},"modified":"2019-06-18T17:16:15","modified_gmt":"2019-06-18T14:16:15","slug":"dowlada-mareykanka-oo-ciidamo-dheeri-ah-u-diray-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/dowlada-mareykanka-oo-ciidamo-dheeri-ah-u-diray-bariga-dhexe\/","title":{"rendered":"Dowlada Mareykanka Oo Ciidamo Dheeri Ah U Diray Bariga-Dhexe."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-317381\" style=\"font-size: 16px;\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Maraykanka-Ciidamo-BDH1-740x493.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Maraykanka-Ciidamo-BDH1-740x493.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Maraykanka-Ciidamo-BDH1-400x266.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Maraykanka-Ciidamo-BDH1-768x511.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Maraykanka-Ciidamo-BDH1-600x400.jpg 600w\" alt=\"\" \/><\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa Isniintii shaacisay inay ciidamo dheeraad ah u direyso Bariga-Dhexe, xili ay sii xoogeysaneyso xiisada u dhaxeysa xulafada Maraykanka iyo\u00a0IRAN.<\/p>\n<p>Kusimaha Wasiirka Gaashaandhiga Maraykanka Patrick Shanahan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ciidamo ka badan 1000 askari ay u dirayaan Bariga-Dhexe, si ciidamadaasi ay gacan usiiyaan askarta difaacda Saldhigyada Maraykanka uu ku leeyahay gobalka.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan ayaa lagu soo beegay maalmo kadib markii uu Maraykanka ku eedeeyey Iran inay ka danbeysay Maraakiibtii lagu weeraray Gacanka Cumaan.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa horey Maraakiib dagaal, diyaaradaha wax duqeeya iyo ciidamo u geeyey saldhigyada uu ku leeyahay dalalka Khaliijka bishii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Dowlada Iran ayaa sheegtay in dhamaan dhaq dhaqaaqyada ka socda gobalka oo ay wadaan Maraykanka iyo xulafadiisa (Israel, Sacuudiga iyo Imaaraatiga) ay qeyb ka tahay qorshe balaaran oo ay ku abaabulayaan dagaal lagu soo qaado wadankooda.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaarada Gaashaandhiga ee Maraykanka ayaa Isniintii shaacisay inay ciidamo dheeraad ah u direyso Bariga-Dhexe, xili ay sii xoogeysaneyso xiisada u dhaxeysa xulafada Maraykanka iyo\u00a0IRAN. Kusimaha Wasiirka Gaashaandhiga Maraykanka Patrick Shanahan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ciidamo ka badan 1000 askari ay u dirayaan Bariga-Dhexe, si ciidamadaasi ay gacan usiiyaan askarta difaacda Saldhigyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56949,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56948","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56950,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56948\/revisions\/56950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}