{"id":56893,"date":"2019-06-16T20:35:02","date_gmt":"2019-06-16T17:35:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56893"},"modified":"2019-06-16T20:35:48","modified_gmt":"2019-06-16T17:35:48","slug":"danjiraha-mareykanka-u-fadhiya-soomaaliya-donald-yamamoto-oo-sheegay-in-soomaaliya-soo-kabaneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/danjiraha-mareykanka-u-fadhiya-soomaaliya-donald-yamamoto-oo-sheegay-in-soomaaliya-soo-kabaneyso\/","title":{"rendered":"Danjiraha Mareykanka U Fadhiya Soomaaliya Donald Yamamoto oo Sheegay In Soomaaliya Soo Kabaneyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/safir-mareykanka.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56894\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/safir-mareykanka-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"866\" height=\"577\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/safir-mareykanka-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/safir-mareykanka.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 866px) 100vw, 866px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas oo ah mid aad u xanuun badan, balse waxaa hareer yaalla fursado iyo rajo.<\/p>\n<p>Abaaraha ka jira dalka Soomaaliya ayuu sheegay in ay saamaynayso 2,200,000 (Laba Milyan iyo Laba Boqol oo kun) oo Qof, wuxuna sheegay in ay Dowladdiisu ka go\u2019an tahay in ay caawiso Dadkaas, kuna taageerto Agab ay ugu baxaan dhibaatada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjire; Yamamoto, oo u warramayay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ay jirto rajo wanaagsan, fursado iyo dedaallo uusan arkin muddo dheer, wuxuuna intaa raaciyay in Dadka Soomaaliyeed oo kaashanaya Dowladdooda ay wajihi karaan baahiyaha taagan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay Safiirku sida loo hir geliyay deeq gaaraysa $900,000,000 (Sagaal Boqol oo Milyan oo Dollar), oo uu Maraykanku ballan qaaday Sanadkii tagey.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cTani waa arrin aad muhiim u ah, Soomaaliya ma aysan helin wax badan oo caawin ah oo ay isticmaasho waqti dheer, laakiin Sanadihii dambe waxaa aad u kordhay kaalmada la siinayo, keliya gargaar Bini\u2019aaddannimo ma aha sidoo kale waxaan wax ku bixinaa Wax barashada, sababtoo ah aqoontu way horumarisaa wax walba, wax barshada si guud waa furaha horumarka dhaqaalaha \u201d Ayuu yiri Mr; Yamamoto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale Danjire; Donald Yamamoto, ayaa sheegay in ay sameeyeeyeen dedaallo shaqo abuur ah oo ay ka mid yihiin ganacsiga gaarka loo leeyahay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Danjiraha, ayaa sheegay in Sanaddii hore ee 2018-dii oo keliya ay \u00a0abuureen 117 fursadood, isagoo intaa raaciyay in ay wadaan dedaallo la \u00a0xiriira wax soo saarka dalka oo ay ka mid yihiin wax soo saarka tacabka \u00a0Beeraha, Kalluumeysiga IWM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in ay jiraan tababarro xagga aqoonta ah oo loogu faa\u2019iideynayo Dhallinyarada Soomaaliyeed oo 70% ah Bulshada, isagoo intaa raaciyay in rajada ku aaddan dhiirri gelinta da\u2019 yartuna ay tahay mid aad u wanaagsan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Safiirka ayaa sheegay in Dowladda Maraykanku ay waddo qorshe shaqa abuur loogu sameynayo Dhallinyarada Soomaaliyeed, wuxuuna sheegay in ay wadaan mashaariic lagu abaabulayo 2,000 oo Kalluumeysato ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hindisaha Maraykanka ee Soomaaliya ayuu sheegay in ay arkaan Soomaaliya oo Qeyraadkeeda ka manaafacaadsaneyso, si ay Bulshadu ugu baxdo saboolnimada jirta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu Mr; Donald Yamomoto ka hadlayay doorka Maraykanka ee xasilinta Soomaaliya ayuu sheegay in ay Dowladdiisu ka go\u2019an tahay in taageeraan howlgallada Al-Shabaab ka dhanka ah, wuxuuna sheegay in ay doonayaan in Dadka ku nool goobaha laga xoreeyay Al-Shabaab ay helaan fursado shaqo iyo waxbarasho.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas oo ah mid aad u xanuun badan, balse waxaa hareer yaalla fursado iyo rajo. Abaaraha ka jira dalka Soomaaliya ayuu sheegay in ay saamaynayso 2,200,000 (Laba Milyan iyo Laba Boqol oo kun) oo Qof, wuxuna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56894,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56893"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56896,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56893\/revisions\/56896"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56894"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}