{"id":56839,"date":"2019-06-15T02:27:47","date_gmt":"2019-06-14T23:27:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56839"},"modified":"2019-06-15T02:29:38","modified_gmt":"2019-06-14T23:29:38","slug":"dagaal-yahano-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-ku-dhintay-qarax-miino-ay-aasayeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/dagaal-yahano-ka-tirsanaa-al-shabaab-oo-ku-dhintay-qarax-miino-ay-aasayeen\/","title":{"rendered":"Dagaal Yahano Ka Tirsanaa Al-Shabaab Oo Ku Dhintay Qarax Miino Ay Aasayeen."},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-317214\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Shabaab1.jpg\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Shabaab1.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/Shabaab1-400x267.jpg 400w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidanka Kenya ee Gobolka Lamu ayaa sheegay in Afar ka mid ahaa Al-Shabaab ay ku dhinteen qarax , markii ay la kacday Miino ay iyagu aasayeen Shalay.<\/p>\n<p>Saddex ka mid ahaa Al-Shabaab ayaa isla goobta ku dhintay, halka Ninka Afaraadna meydkiisa laga helay Keyn wax yar un u jirta halka uu Qaraxu ka dhacay, isagoo isku dayay in uu baxsado, sida uu sheegay Guddoomiyaha Gobolka Lamu, ahna madaxa howlgalka Keymaha Boni, Joseph Kanyiri.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ka dhacay meel u dhow Omollo Bridge, oo ka tirsan Gobolka Xeebta ee Lamu, ayay Kooxdaasi doonayeen in ay la eegtaan Dadka iyo Gaadiidka halkaasi isticmaalaya.<\/p>\n<p>Ciidanka Kenya ayaa goobta uu qaraxu ka dhacay waxay ka heleen, qaar ka mid ah saanaddii Millateri ee ay wateen Argagixisada , Qasnadaha rasaasta, qoraallo iyo qalab kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha Ciidanka Kenya ee Gobolka Lamu ayaa sheegay in Afar ka mid ahaa Al-Shabaab ay ku dhinteen qarax , markii ay la kacday Miino ay iyagu aasayeen Shalay. Saddex ka mid ahaa Al-Shabaab ayaa isla goobta ku dhintay, halka Ninka Afaraadna meydkiisa laga helay Keyn wax yar un u jirta halka uu Qaraxu ka dhacay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56841,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56839","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56839","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56839"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56839\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56840,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56839\/revisions\/56840"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56841"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56839"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56839"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56839"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}