{"id":56835,"date":"2019-06-15T02:13:16","date_gmt":"2019-06-14T23:13:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56835"},"modified":"2019-06-15T02:18:52","modified_gmt":"2019-06-14T23:18:52","slug":"muwaadin-soomaaliyeed-oo-lagu-wareejiyey-guri-muddo-28-sanno-xoog-looga-haystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/muwaadin-soomaaliyeed-oo-lagu-wareejiyey-guri-muddo-28-sanno-xoog-looga-haystay\/","title":{"rendered":"(Eng;Yariisoow)\u201cCidna Si Sharci Darro Ah Kuma Haysan Karto Muwaadin Kale Hantidiisa."},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<div class=\"shared-counts-wrap before_content style-fancy\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-317218\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/NIN-GURIG-740x493.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/NIN-GURIG-740x493.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/NIN-GURIG-400x267.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/NIN-GURIG-768x512.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/NIN-GURIG-600x400.jpg 600w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/NIN-GURIG.jpg 960w\" alt=\"\" \/><\/div>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Cali Maxamed Baare oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo lahaa mulkiyadda Guri muddo 28 sanno looga haystay Magaaladda Muqdisho, waxaana ku wareehiyay Maamulka Gobolka Banaadir.<\/p>\n<\/div>\n<p>Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir\u00a0 ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri uu lahaa oo laga haystay muddo 28 Sano ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha oo furaha gurigaas ku wareejiyey muwaadinkii lahaa , ayaa ka digay cawaaqib xumada Aakhiro iyo Adduunba sugaysa Dadka sida sharci darrada ah u deggan hantida muwaadiniinta kale ee doonaya in dib loogu soo celiyo xaqooda.<\/p>\n<p>\u201cCidna si sharci darro ah uma haysan karto muwaadin kale hantidiis, maamulkan tan iyo markii aan nimid waxaan ku guuleysannay soo celinta hanti ay lahaayeen muwaadiniin, kuwaas oo Dadkii haystay ay si mutadawicnimo ah usoo wareejiyeen, balse arrinta maanta waa ay ka duwan tahay oo maxkamad iyo xabsi ayey gaartay.\u201d<\/p>\n<p>Eng; Yariisow ayaa sheegay in muwaadinkii gurigan sida sharci darrada ah u haystay oo ahaa Sarkaal ka tirsan Ciidanka Booliska la horkeenayo Maxkamad, lana marsiin doono hannaanka sharci ee uu mudnaa.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cali Maxamed Baare oo ahaa muwaadin Soomaaliyeed oo lahaa mulkiyadda Guri muddo 28 sanno looga haystay Magaaladda Muqdisho, waxaana ku wareehiyay Maamulka Gobolka Banaadir. Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng;Yariisoow) Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir\u00a0 ayaa muwaadin Soomaaliyeed ku wareejiyey Guri uu lahaa oo laga haystay muddo 28 Sano ah. Guddoomiyaha oo furaha gurigaas ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56837,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56835","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56835","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56835"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56838,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56835\/revisions\/56838"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56837"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}