{"id":5676,"date":"2012-04-22T15:19:43","date_gmt":"2012-04-22T15:19:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5676"},"modified":"2012-04-22T15:19:43","modified_gmt":"2012-04-22T15:19:43","slug":"ra%e2%80%99iisul-wasaare-cwali-gaas-oo-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabiley-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/ra%e2%80%99iisul-wasaare-cwali-gaas-oo-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabiley-wafdi-ka-socda-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisul Wasaare C\/wali Gaas Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n<p>Prof. Cabdiweli Maxamed CaliGaas Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi caalami ah ee ka tirsan\u00a0\u00a0xubnaha ugu sareeyo ee gudiga madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini\u2019aadanimadda Islamarkaana manta soo gaaray muqdisho.<\/p>\n<p>Wafidiga Iyo Gaas ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha bini\u2019aadanimo, Xuquuqul Insaanka iyo waliba Xuquuqda haweenka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Wada Hadalka kadib ayaa Waxaa saxaafadda si wada jir ah ula hadlay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya. <strong>Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas<\/strong> iyo <strong>Shamsu daar.<\/strong> Madaxa gudiga madaxa banana ee Qaramada Midoobay<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Aya Ugu horeyn \u00a0warbaahinta la hadlay oo saxaafadda u sheegay waxa ay ka wada hadleen xubnaha ka tirsan Qaramada Midoobay Ee Dalka Soo Gaaray.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa \u00a0soo hadal qaaday iney ka wada hadleyn dhowrista Xuquuqda Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo waliba sidii la isaga kaashan lahaa, wuxuuna Wariyayaasha ku amaaney iney duruufo adag ku shaqeyaan mararka qaarna ay la kulmaan dhibaatooyin balse laga gudbi doono dhamaan arrimahaasi Oo Idil.<\/p>\n<p><strong>Shamsu daar <\/strong>oo ah madaxa gudiga madaxabanaan ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Xuquuqul Insaanka, Oo Isna Dhinaca kale, Saxaafadda la hadlay Wuxuuna ugu horeyn u mahadceliyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo sida loogu soo dhaweeyay xafiis,<\/p>\n<p>Wuxuuna warbaahinta u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu yimaado Magaalada Muqdisho, Islamarkaana uu gudigiisa dadka Soomaaliyeed uu kala shaqeeyo hormarinta arrimaha Xuquuqul Insaanka ayna xiriir wanaagsan la leeyihiin dowladda TFG-da<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Prof. Cabdiweli Maxamed CaliGaas Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay wafdi caalami ah ee ka tirsan\u00a0\u00a0xubnaha ugu sareeyo ee gudiga madaxa banaan ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini\u2019aadanimadda Islamarkaana manta soo gaaray muqdisho. Wafidiga Iyo Gaas ayaa waxay ka wada hadleen arrimaha bini\u2019aadanimo, Xuquuqul [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5676","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5676"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5680,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5676\/revisions\/5680"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}