{"id":5673,"date":"2012-04-22T15:14:55","date_gmt":"2012-04-22T15:14:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5673"},"modified":"2012-04-22T15:14:55","modified_gmt":"2012-04-22T15:14:55","slug":"wefdi-uu-horkacayo-wasiir-ku-xigeenka-arimaha-dibadda-ee-kenya-oo-muqdisho-soo-gaarey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/wefdi-uu-horkacayo-wasiir-ku-xigeenka-arimaha-dibadda-ee-kenya-oo-muqdisho-soo-gaarey\/","title":{"rendered":"Wefdi Uu Horkacayo Wasiir Ku-xigeenka Arimaha Dibadda Ee Kenya Oo Muqdisho Soo Gaarey"},"content":{"rendered":"<p><strong>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n<p>Wufuud balaaran oo uu horkacayo wasiir ku-xigeenka arimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Garoonka Aadan Cadde Oo Ay kazoo \u00a0degeen duhurnimadii maanta ayaa waxaa soo dhoweeyey madax badan oo ka tirsan dowladda TFG\u00ad=da Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mudaneyaal Baarlamaanka ka tirsan iyo Mas\u2019uuliyiin wasiiro u badan \u00a0ayaa soo dhoweynta wefdigaas Kenyanka ah ka qayb qaatay islamarkaana ku sugnaa garaaon Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Intaas kadib Ayaa waxaa loo sii galbiyey xarunta madaxtooyada ee Villa Soomaaliya halkaas oo ay mas\u2019uuliyiinta sare ee dowladda kula kulmayaan Wafdigaasi.<\/p>\n<p>Ilaa iyo hadda Macado sababta xiligan kusoo beegtay booqashada uu wasiir ku-xigeenka arimaha dibadda ee Kenya kusoo gaarey magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Faah faahin dheeri ah oo kulankaas ku saabsan waxaa la filayaa inay soo baxdo marka uu soo gaba gaboobo.<br \/>\nDowladda Kenya waxay kamid tahay dowladaha Soomaaliya deriska la ah islamarkaana ay ciidamadu ka joogaan dalka soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom Wufuud balaaran oo uu horkacayo wasiir ku-xigeenka arimaha dibadda ee dalka Kenya ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho. Garoonka Aadan Cadde Oo Ay kazoo \u00a0degeen duhurnimadii maanta ayaa waxaa soo dhoweeyey madax badan oo ka tirsan dowladda TFG\u00ad=da Soomaaliya. Mudaneyaal Baarlamaanka ka tirsan iyo Mas\u2019uuliyiin wasiiro u badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5673","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5673","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5673"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5677,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5673\/revisions\/5677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}