{"id":56716,"date":"2019-06-10T00:08:27","date_gmt":"2019-06-09T21:08:27","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56716"},"modified":"2019-06-10T00:09:01","modified_gmt":"2019-06-09T21:09:01","slug":"saldhig-tababarka-ciidmada-ah-oo-dalka-ingiriisku-ka-furtey-magaalada-baydhabo-ee-maamulka-k-galbeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/saldhig-tababarka-ciidmada-ah-oo-dalka-ingiriisku-ka-furtey-magaalada-baydhabo-ee-maamulka-k-galbeed\/","title":{"rendered":"Saldhig Tababarka Ciidmada ah oo Dalka Ingiriisku Ka Furtey Magaalada Baydhabo ee Maamulka K\/galbeed."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/baydhabo-tababar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/baydhabo-tababar-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/baydhabo-tababar-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/baydhabo-tababar.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Dowladda Ingiriiska ayaa saldhig ballaaran oo ciidammada lagu tababbari doono ka furtay magaalada Baydhabo, iyadoo munaasabad galinkii dambe ee Sabtidii lagu qabtay saldhigga uu daahfuray wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ,Xasan Cali Maxamed (Amardambe).<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Danjiraha dowladda Britain ee Soomaaliya, Ben Fender oo munaasabadaasi furitaanka ka hadlay ayaa sheegay in UK ay diyaar u tahay sidii ay u garab istaagi lahayd ciidanka Soomaaliyeed,isagoo xusay in ay kamid yihiin dowladaha ugu badan ee taageera Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Difaaca Soomaaliya ,Xasan Cali Maxamed ayaa uga mahad-celiyay dowladda Ingiriiska isgarab taageeda Soomaaliya,wuxuuna xusay in amniga uu yahay mid muhiim ah,isagoo soo hadal qaaday gulufka lagula jiro al-Shabaab.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Munaasabadda waxaa furitaanka saldhigga milatari\u00a0 goob joog ka ahaa guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur-galbeed, Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo Richard Moore oo dowladda Ingiriiska u qaabilsan xafiiska siyaasadda arrimaha Dibadda,waxaana maalgelinaya xaruntani dowladda Ingiriiska.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Saldhiggan waxa uu ku dhex yaalaa gudaha gareoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo, kaasoo garoon Milatari ah xiligii dowladdii dhexe ay ka jirtay dalka bur burkii ka hor,iyadoo halkii mar lagu tababbari karo illaa 120 askari.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Ujeeddada ay dowladda Ingiriiska ka leedahay hirgelinta saldhigga waxaa ay ku sheegtay safaaradda Muqdisho ay ku leeyihiin iney qeyb ka tahay qorshaha la doonayo in dalka looga saaro ciidammada AMISOM, waxaana Saldhiggan lagu tababari doonaa qeyb kamid ah askarta la doonayo iney amniga dalka la wareegto,waxaana durba la geeyay Saraakiil tababar siisa Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamul gobolleedyada.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Marekanka, Turkiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa horay saldhigyo ciidan ugu lahaa gudaha Soomaaliya,iyadoo saldhiggan u dambeeyay ee Ingiriisku noqonayo midkii afaaraad ee dalalka shisheeye ay ku leeyahay gudaha dalka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Saldhigyada Milateri ee Kusii Badanaya Gudaha Dalka ayaa Xeeldheerayaasha Amniga Waxey Ku Tilmaameen In aysan Aheyn Mid Hagaajin iyo Amni Keeneysa Balse ay Tahey Xeelad Cusub oo Daawladaha Daneeya Soomaaliya ay Ku Fushanayaan Danahooda Gaarka ah,Xil kasnimo xumo Haysata Madaxda Soomaalida ayaa u Sahleysa Dawladaha Qaarkood in ay Saldhigyo Millateri Ka Sameystaan Gudaha Dalka Si Amnigu Soomaalida Kaligeed uusan Gacanta ugu Gelin,dalkuna Xasilooni u Gaarin.<\/div>\n<div>Dawlad Kasta oo Saldhig Millateri ka Sameysata Gudaha Dalka Soomaaliya Waxey Sirdoonkoodu Xiriir Wanaagsan La Leedahey Mucaaradka Hubeysan ee Al-shabaab iyo kuwo aan Hubeysneynba Taas oo Keeneysa in Dawladahaasi Labada Dhinacba La Shaqeeyaan Xogna is Dhaafsadaan ay Sheegeen Khubaro Dhanka Amniga iyo Ciidamada Ku xeel Dheer oo Diiday in Magacooda La Shaaciyo Sababo Xagga Amaankooda La Xiriira Awgeed.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Ingiriiska ayaa saldhig ballaaran oo ciidammada lagu tababbari doono ka furtay magaalada Baydhabo, iyadoo munaasabad galinkii dambe ee Sabtidii lagu qabtay saldhigga uu daahfuray wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya ,Xasan Cali Maxamed (Amardambe). Danjiraha dowladda Britain ee Soomaaliya, Ben Fender oo munaasabadaasi furitaanka ka hadlay ayaa sheegay in UK ay diyaar u tahay sidii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56718,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56716\/revisions\/56718"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}