{"id":5668,"date":"2012-04-21T20:27:47","date_gmt":"2012-04-21T20:27:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5668"},"modified":"2012-04-21T20:27:47","modified_gmt":"2012-04-21T20:27:47","slug":"dowlada-falastiin-oo-safiir-cusub-usoo-dirsatay-soomaaliya-iyo-madaxweyne-shariif-oo-gudoomay-safiirka-cusuab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/dowlada-falastiin-oo-safiir-cusub-usoo-dirsatay-soomaaliya-iyo-madaxweyne-shariif-oo-gudoomay-safiirka-cusuab\/","title":{"rendered":"Dowlada  Falastiin Oo Safiir Cusub Usoo Dirsatay Soomaaliya Iyo Madaxweyne Shariif Oo Gudoomay Safiirka Cusuab"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Safiirka-Falastiin-U-jooga-Soomaaliya1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5670\" title=\"Safiirka-Falastiin-U-jooga-Soomaaliya\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Safiirka-Falastiin-U-jooga-Soomaaliya1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"427\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Safiirka-Falastiin-U-jooga-Soomaaliya1.jpg 640w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Safiirka-Falastiin-U-jooga-Soomaaliya1-300x200.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed EE Warsom\u00a0<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda Falastiin ayaa shaacisay inay safaarad ka furanayso magaalada Muqdisho islamarkaana denjire cusub usoo magacaabatay dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Kaamil Cabdallah<\/strong> Danjiraha Falastiin \u00a0ayaa maanta waraaqihiisii aqoonsiga ku wareejiyey madaxweynaha Soomaaliya Shiriif Sheekh Axmed Islamarkaana Uu ka gudoomay Shariif.<\/p>\n<p>Sidoo kale Wuxuu sheegay inay sharaf u tahay islamarkaana uu si aad ah ugu faraxsan yahay inuu noqdo safiirka dowladda Falastiin u jooga dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shariif sh Axmed Madaxweynaha Soomaaliya ayaa isna sheegay in xiriir fiican oo soo jireen ahi uu ka dhexeeyey dowladaha Falastiin iyo Soomaaliya iyo weliba labadooda shacab.<\/p>\n<p>Madaxweyne Shiriif ayaa tilmaamay in dib u furista safaaraddii Falastiin ee Soomaaliya ay tahay mid loo baahan yahay isla markaana gacan ka geysaneysa xoojinta xiriirka labada dhinac.<\/p>\n<p>Waa markii ugu horeysey ee dib loo furo safaaradda Falastiin ee Soomaaliya wixii ka danbeeyey burburkii dowladii dhexe ee Mileteriga ahayd.<\/p>\n<p>Bilihii u danbeeyey waxaa magaalada Muqdisho safaaradahoodii ka furtay dalal badan oo ay ku jiraan kuwa Soomaaliya deriska ah, wadamo carbeed, iyo dhowr dal oo Yurub ah.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed EE Warsom\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed EE Warsom\u00a0 Dowladda Falastiin ayaa shaacisay inay safaarad ka furanayso magaalada Muqdisho islamarkaana denjire cusub usoo magacaabatay dalka Soomaaliya. Kaamil Cabdallah Danjiraha Falastiin \u00a0ayaa maanta waraaqihiisii aqoonsiga ku wareejiyey madaxweynaha Soomaaliya Shiriif Sheekh Axmed Islamarkaana Uu ka gudoomay Shariif. Sidoo kale Wuxuu sheegay inay sharaf u tahay islamarkaana uu si aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5668","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5668","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5668"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5668\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5672,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5668\/revisions\/5672"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5668"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5668"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5668"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}