{"id":56621,"date":"2019-06-06T21:40:59","date_gmt":"2019-06-06T18:40:59","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56621"},"modified":"2019-06-06T21:42:08","modified_gmt":"2019-06-06T18:42:08","slug":"sarkaal-10-sano-ka-barbar-dagaalamayey-al-shabaab-oo-ciidamada-dawlada-jubaland-soo-bandhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/sarkaal-10-sano-ka-barbar-dagaalamayey-al-shabaab-oo-ciidamada-dawlada-jubaland-soo-bandhigeen\/","title":{"rendered":"Sarkaal 10 Sano Ka Barbar Dagaalamayey Al-shabaab oo Ciidamada Dawlada Jubaland Soo Bandhigeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/sarkaal-alsh.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56622\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/sarkaal-alsh-267x300.jpg\" alt=\"\" width=\"835\" height=\"938\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/sarkaal-alsh-267x300.jpg 267w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/sarkaal-alsh.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 835px) 100vw, 835px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Jubbada hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay soo qabashada sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab kaddib howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Jubbada hoose ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen sarkaalkan oo mudo ku dhan 10 snao ka bar bar dagaalamayay Al-shabaab.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ibraahim Lujeende Maxamed ayaa qeyb ka ahaa weerarro dhowr ah oo ay Al-shabaab ku qadeen fariisimo ay lahaayeen ciidamada dowladda, kuwa Jubbaland, iyo AMISOM, gaar ahaan weerarkii ugu danbeeeyay oo ay xoogag ka tirsanaa Ururka Al-shabaab ku qaadeen deegaanka fariisin ciidamada Kenya ay ku lahaayeen degaanka Ceel Cadde ee gobolka Gedo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiro wali dhinacooda wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Ururka Al-shabaab marka laga soo tago sheegashada saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gobollada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa ka mid ah meelaha ugu badan oo ay ka dagaalamaan xoogagga Al-shabaab waana deegaannada inta badan lagu soo bandhigo xubnaha ka tirsan Al-shabaab qaarkood iskood isku soo dhiiba, halka kuwa kalana lagu qabto howlgalo ay wada jir u fuliyaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Jubbada hoose ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay soo qabashada sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab kaddib howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka. Mid ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Jubbada hoose ayaa warbaahinta gudaha u sheegay in ciidamadu ay gacanta ku soo dhigeen sarkaalkan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56621","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56621"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56624,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56621\/revisions\/56624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}