{"id":56601,"date":"2019-06-05T20:17:13","date_gmt":"2019-06-05T17:17:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56601"},"modified":"2019-06-05T20:17:38","modified_gmt":"2019-06-05T17:17:38","slug":"shan-million-soomaali-ah-oo-qaramada-midoobey-sheegtey-in-ay-cunto-u-baahanyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/shan-million-soomaali-ah-oo-qaramada-midoobey-sheegtey-in-ay-cunto-u-baahanyihiin\/","title":{"rendered":"Shan Million Soomaali ah oo Qaramada Midoobey Sheegtey In ay Cunto U Baahanyihiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/abar.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56602\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/abar-300x191.jpg\" alt=\"\" width=\"834\" height=\"531\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/abar-300x191.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/abar.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 834px) 100vw, 834px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in\u00a0Shan milyan iyo afar boqol oo kun\u00a0oo Soomaali ah oo ay saameyeen abaaro sii xumaanaya oo ka jira Soomaaliya ay halis ugu jiraan in bisha soo socoto ay wajahaan cunto yari aad u daran, haddii aanan si deg deg loo helin gargaar naf badbaadin ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hay\u2019addu waxaa ay sheegtay in abaarahaan oo la xiriira dhinaca cimilada ay yihiin kuwo kusoo laab laabtay Soomaaliya ,tani ayaa sii murjineysa xaalada nololeed ee mallaayin qof oo ay mar hore soo barakiciyeen colaada gaamurtay ee ka taagan Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintan ayaa imaaneysa xilli ay Soomaalida bilaabeen in ay ka soo kabtaan saameyntii ay ku reebtay abaar socotay mudo laba sano ah taas oo soo dhamaatay sanadkii 2017,abaartaas ayaa waxaa ay ku qasabtay inay guryahooda ka cararaan in ka badan hal Milyan oo qof si ay u raadsadaan Cunto,biyo iyo Shaqo.<\/p>\n<p align=\"justify\">UNHCR ayaa ku warantay in abaarta hadda ka jirta Soomaaliya ay ilaa iyo hadda ku barakaceen dad gaarayaa 50 Kun oo Ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\">Afhayeen u hadlay Hay\u2019addani oo lagu magacaabo\u00a0Bieber Bloch\u00a0ayaa sheegay in cunta yarida ay mar hore bilaabatay,isaga oo ka digay in waqtiga uu aad u yaryahay si loo gaaro dadka ay saameysay abaarta, waxaana uu intaasi raaciyay in Bisha soo socota ay xaalada aad uga sii dari karto.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale waxa uu sheegay in xaalada (Laba milyan iyo laba Boqol oo qof oo kun) oo Soomaali ah ay hadda la liitaan gaajo una baahan yihiin cunto iyo gargaar Bani\u2019aadanimo oo deg deg ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaramada Midoobay ayaa sidoo kale sheegtay in hadda kaliyA \u00a0la helay (Todobo \u00a0bolol iyo Toban Malyan) oo dollarka Mareykanka ah oo gar gaar deg deg ah loogu iibin rabo dadka ay abaarti saameysay ee ku nool gudaha Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in\u00a0Shan milyan iyo afar boqol oo kun\u00a0oo Soomaali ah oo ay saameyeen abaaro sii xumaanaya oo ka jira Soomaaliya ay halis ugu jiraan in bisha soo socoto ay wajahaan cunto yari aad u daran, haddii aanan si deg deg loo helin gargaar naf badbaadin ah. Hay\u2019addu waxaa ay sheegtay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56602,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[36],"tags":[],"class_list":["post-56601","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56601"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56604,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56601\/revisions\/56604"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56602"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}