{"id":56547,"date":"2019-06-04T00:05:17","date_gmt":"2019-06-03T21:05:17","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56547"},"modified":"2019-06-04T00:56:00","modified_gmt":"2019-06-03T21:56:00","slug":"sarkaal-al-shabaab-u-qaabilsanaa-sirdoonka-iyo-maaliyada-oo-isa-soo-dhiibay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/06\/sarkaal-al-shabaab-u-qaabilsanaa-sirdoonka-iyo-maaliyada-oo-isa-soo-dhiibay\/","title":{"rendered":"Sarkaal Al-Shabaab U Qaabilsanaa Sirdoonka Iyo Maaliyada Oo Isa Soo Dhiibay"},"content":{"rendered":"<header class=\"entry-header\">\n<h1 class=\"entry-title\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-316617\" style=\"font-size: 16px;\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/ALSHABAAB-740x594.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/ALSHABAAB-740x594.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/ALSHABAAB-400x321.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/ALSHABAAB-768x616.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/ALSHABAAB.jpg 1002w\" alt=\"\" \/><\/h1>\n<\/header>\n<div class=\"entry-content\">\n<p>Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ,sarkaalkan ayaa waxaa lagu magacaabaa Ibrahim Maxamed Adan ( Ibarhim Boolis ), waxa uu ahaa Madaxa maaliyadda iyo Sirdoonka Alshabaab u qaabilsanaa Degmada Bardaale ee gobolkaas.<\/p>\n<p>Sarkaalkan oo marka is soo dhiibayay ayaa watay Qoriga AK47 ayaa dowladu sheegtay inu kamid ahaa horjoogayaashii Gobolka Baay Shacabka ku dhaqan dhibka ugu badan ku hayay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Degmada Bardaale Maxamed Isaxaaq Araxas ayaa faafahin ka bixiyay sida ugu soorta gashey in maamulka Degmada isku soo dhiibo.<\/p>\n<p>\u201cSarakaal kan ka tirsanaa ALshabaab oo hada soo goostay,waxaa lagu magacaabaa Ibrahim Maxamed Adan ( Ibarhim Boolis ), waxaa uu ahaa qof wax badan dagaalo ay ina dhexmareen,labo jago ayuu haayay, madixii sirdoonka iyo Maaliyadda Bardaale,nin aad looga yaqaano deegaanada ayuu ahaa,iyadoo la tixgelinayo baaqii madaxweynaha JFS ee ahaa cafiska waan soo dhaweynaya\u201d<\/p>\n<p>\u201cxariiro yaa ina dhexmaray, kadib markii uu go\u2019aansaday in uu ka soo boxo Alshababa,isagoo arkay dhibaatada lagu hayo shacabka,taasii ayaana sabab u ahayd in uu isku soo dhiibo Dowladda\u201d. Ayuu yiri Guddoomiye Caracaseeye sii raaciyay Guddoomiye Maxamed isxaaq Caracaseeye Ayaa baaq u diray Dhalinyarada la marin habaabiyay ee ku jira Kooxda Maleeshiyada Al shabaab,isagoo tixgalinayo baaqii Madaxweynaha jamhuuriyadda Fedaralka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaah Farmaajo ee ahaa in qof kasta oo ka soo laabto fekerka qaldan ay dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeda ay soo dhaweynayaan,lana cafinaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ,sarkaalkan ayaa waxaa lagu magacaabaa Ibrahim Maxamed Adan ( Ibarhim Boolis ), waxa uu ahaa Madaxa maaliyadda iyo Sirdoonka Alshabaab u qaabilsanaa Degmada Bardaale ee gobolkaas. Sarkaalkan oo marka is soo dhiibayay ayaa watay Qoriga AK47 ayaa dowladu sheegtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56548,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56547","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56547","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56547"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56547\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56572,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56547\/revisions\/56572"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56548"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56547"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56547"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56547"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}