{"id":565,"date":"2011-05-10T19:20:19","date_gmt":"2011-05-10T19:20:19","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=565"},"modified":"2011-05-10T19:20:19","modified_gmt":"2011-05-10T19:20:19","slug":"qarax-xoogan-oo-ay-ku-waxyeloobeen-saraakiil-ka-tirsan-tfgda-oo-ka-dhacay-degmada-dharkeynley-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/05\/qarax-xoogan-oo-ay-ku-waxyeloobeen-saraakiil-ka-tirsan-tfgda-oo-ka-dhacay-degmada-dharkeynley-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Xoogan Oo Ay Ku Waxyeloobeen saraakiil Ka Tirsan TFGda Oo Ka Dhacay degmada dharkeynley ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/3280.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-566\" title=\"3280\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/05\/3280.jpg\" alt=\"\" width=\"123\" height=\"98\" \/><\/a>Qaraxaan Ayaa La sheegay In Uu Ahaa Miinada Dhulka Lagu Aaso Taasoo Lagu aasay Meel Ku dhow saldhiga Galbeed Ee Degmada Dharkeynley<\/p>\n<p>Wararka Aan Ka Heleyno Goobta Uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay Sheegayaan In Qaraxaasi uu Ka dhashay Qasaaro Isugu jira Dhimashi Iyo Daawac Oo Soo gaaray saraakiisha iyo ciidamdii lalabeegsaday Qarxaas Ilo wareedyo ayaa U Sheegay warsom.com In ay Arkeyeen Dhaawac Iyo Meedad Daadsan Goodta Qaraxa Uu Ka dhacay Kuwaasoo Ka Tirsan Ciidamadii Iyo Saraakiishii Qaraxa Lalabeegsaday<\/p>\n<p>WIXII WARAR AH OO KU SO KORDHA QARAXAASI KALA SOCO WARSOM.COM<\/p>\n<p>Wararka Soomaaliya (Warsom.com)<br \/>\nMogadishu Somalia<br \/>\nWebmaster: Max\u2019ud Max\u2019ed Daahir (Carab)<br \/>\nMogadishu Office<br \/>\n+25-26-15514953\/+25-2699-995641<br \/>\n(info@warsom.com &amp; webmaster@warsom.com)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaraxaan Ayaa La sheegay In Uu Ahaa Miinada Dhulka Lagu Aaso Taasoo Lagu aasay Meel Ku dhow saldhiga Galbeed Ee Degmada Dharkeynley Wararka Aan Ka Heleyno Goobta Uu Qaraxa ka dhacay ayaa waxa ay Sheegayaan In Qaraxaasi uu Ka dhashay Qasaaro Isugu jira Dhimashi Iyo Daawac Oo Soo gaaray saraakiisha iyo ciidamdii lalabeegsaday Qarxaas Ilo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-565","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/565","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=565"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":569,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/565\/revisions\/569"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}