{"id":5648,"date":"2012-04-21T14:58:12","date_gmt":"2012-04-21T14:58:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5648"},"modified":"2012-04-21T15:01:40","modified_gmt":"2012-04-21T15:01:40","slug":"dr-cwali-gaas-oo-kormeer-ku-tagay-jiida-hore-ee-dhufeysyada-degmada-dayniile-ee-duleedka-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/dr-cwali-gaas-oo-kormeer-ku-tagay-jiida-hore-ee-dhufeysyada-degmada-dayniile-ee-duleedka-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dr.C\/wali Gaas Oo Kormeer Ku Tagay Jiida Hore Ee Dhufeysyada Degmada Dayniile Ee Duleedka Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div><strong><span style=\"font-family: Arial;\"> <\/span><\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<div>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/div>\n<p><\/strong><\/p>\n<div><span style=\"font-family: Arial;\"> <\/span><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-family: Arial;\"> <\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong> <\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<div>C\/wali |Gaas<\/div>\n<p><\/strong><\/p>\n<div><span style=\"font-family: Arial;\"> <\/span><\/div>\n<div>ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehlinayay <strong>Mudane Xuseen Carab Ciise<\/strong> Wasiirka Gaashaandhigga dowladda TFG-da, <strong>Mudane Fiqi iyo<\/strong> Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka Iyo Saraakiil Kale Oo Ka Tirsan Dwolada Soomaaliya .<\/div>\n<div>Ra\u2019iisul Wasaaruhu Ayaa halkaasi ku soo dhaweeyay taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed<strong> Gen.Diini <\/strong>iyo abaanduulaha ciidnak Xoogga dalka Soomaaliyeed <strong>Gen. Dhagabadan <\/strong>iyo Taliye ku xigeenka ciidanka AMISOM, waxaa warbixin ka siiyay taliye ku xigeenka AMISOM isla maraana sheegay in wakhti aan fogayn la wareegi doonaan Afgooye iyo Ceelasha Biyaha<\/div>\n<div>Warbixinadaas kadib waxaa isna goobtaas ka hadlay <strong>Xuseen Carab Ciise<\/strong> wasiirka Gashaandhiga\u00a0 isagoo tibaaxay in ciidanka Qaranku iska leeyihiin Mudnaanta koowaad dowladuna ku dadaalayso sidii ay u heli lahaayeen xuquuqdooda oo dhamaystiran,<\/div>\n<div>Sidoo\u00a0 kale waxaa isna goobtaas hadal kajeediyey Ra\u2019iisul wasaare <strong>Gaas<\/strong> oo u mahadcelieyey ciidamada Dowlda TFG-da iyo kuwa AMISOM.<\/div>\n<div>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan ciidanka dowladda islamarkaana ay kala shaqeeyaan nabadda galyada dalka Si Buu Yiri Loo Sugo Guud Ahaan Amaanka Dalka.<br \/>\n<strong> <\/strong><\/div>\n<div><strong> <\/strong><\/div>\n<p><strong><\/p>\n<div>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/div>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) C\/wali |Gaas ayaa waxaa kormeerkiisa ku wehlinayay Mudane Xuseen Carab Ciise Wasiirka Gaashaandhigga dowladda TFG-da, Mudane Fiqi iyo Agaasimaha Hay\u2019adda Nabadsugidda Qaranka Iyo Saraakiil Kale Oo Ka Tirsan Dwolada Soomaaliya . Ra\u2019iisul Wasaaruhu Ayaa halkaasi ku soo dhaweeyay taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen.Diini iyo abaanduulaha ciidnak Xoogga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5648","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5648","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5648"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5648\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5652,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5648\/revisions\/5652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5648"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5648"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5648"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}