{"id":56452,"date":"2019-05-31T22:25:39","date_gmt":"2019-05-31T19:25:39","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56452"},"modified":"2019-05-31T22:28:18","modified_gmt":"2019-05-31T19:28:18","slug":"khayre-oo-soo-xiray-imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiyada-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/khayre-oo-soo-xiray-imtixaanka-shahaadiga-ah-ee-dugsiyada-sare-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Khayre Oo Maanta Soo Xiray Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Ee Dalka."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/khyre-imtix.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56454\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/khyre-imtix-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"794\" height=\"529\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/khyre-imtix-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/khyre-imtix.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 794px) 100vw, 794px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday Xarunta Gahayr ee jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo kamid ah goobaha imtixaanku maalmahaan ka socoday si uu u ogaado xaalada ardayda gashay imtixaanka uguna dhiiri galiyo in ay sii wadaan heerarka kala duwan ee Waxbarashada.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS ayaa ardayda Soomaaliyeed ee u soo dhabar adaygay waxbarashada u rajeeyey guul, waxa uuna\u00a0 ku booriyey in ay dadaalka iyo dul-qaadka sii wadaan\u00a0 si hogaamiyaasha dalka uga mid noqdaan.<\/p>\n<p>Imtixaanka Shahaadiga ah oo sannadkaan ay ka qayb galeen\u00a0 31,258 arday ayaa waxa uu si isku mid ah uga socday magaalada Muqdisho iyo goballada dalka laga soo billaabo 27\/05\/2019.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa booqday Xarunta Gahayr ee jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo kamid ah goobaha imtixaanku maalmahaan ka socoday si uu u ogaado xaalada ardayda gashay imtixaanka uguna dhiiri galiyo in ay sii wadaan heerarka kala duwan ee Waxbarashada. Ra\u2019iisul Wasaaraha XFS ayaa ardayda Soomaaliyeed ee u soo dhabar adaygay waxbarashada u rajeeyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56454,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56452","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56452","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56452"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56452\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56456,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56452\/revisions\/56456"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56454"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56452"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56452"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56452"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}