{"id":56416,"date":"2019-05-30T22:41:31","date_gmt":"2019-05-30T19:41:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56416"},"modified":"2019-05-30T22:41:31","modified_gmt":"2019-05-30T19:41:31","slug":"dowlada-kenya-oo-mar-kale-gaartay-goaan-culus-oo-ku-saabsan-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/dowlada-kenya-oo-mar-kale-gaartay-goaan-culus-oo-ku-saabsan-somaliya\/","title":{"rendered":"Dowlada Kenya Oo Mar Kale Gaartay Go\u2019aan Culus Oo Ku Saabsan Somaliya."},"content":{"rendered":"<div class=\"td-post-header td-pb-padding-side\">\n<header>\n<h1 class=\"entry-title\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kee.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56417\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kee.jpg\" alt=\"\" width=\"825\" height=\"619\" \/><\/a><\/h1>\n<div class=\"meta-info\">\n<div class=\"td-post-author-name\"><\/div>\n<\/div>\n<\/header>\n<\/div>\n<div class=\"td-post-content td-pb-padding-side\">\n<p>Xilli uu sii xoogeysanaayo Khilaafka u dhaxeeya dalalka Somaliya &amp; Kenya ayaa dowladda Kenya waxa ay soo saartay go\u2019aano hor leh oo saameynaya hananka ganacsiga madaxa banaan ee labada dal.<\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan ogolaan doonin inay dalkeeda soo galaan alaabo aan cidina la socon oo la soo saaro duulimaadyada kaga yimaada dhinaca Soomaaliya.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Kenya ayaa lagu sheegay in shixnadaha noocaasi ah ay Kenya la wareegi doonto, ayna bur burin doonto haddii uusan jirin cid la socon.<\/p>\n<p>Kenya ayaa sheegtay in go\u2019aankan oo loo qaatay sababo amni uu waafaqsan yahay xeerarka caalamiga ah ee gaadiidka hawada.<\/p>\n<p>Ganacsatada Somaliyed ayaa Shixnado kala duwan waxa ay u dhiibaan dalka Kenya, waxaana ay saari jireen gaadiidka Kaargoowka ee Diyaradaha Kenya, balse go\u2019aankaan ayaa noqonaya mid kale oo caqabad ku ah shacabka labada dal.<\/p>\n<p>Tallaabooyinka culus ee ay qaadeyso dowladda Kenya, ayaa waxaa sheeda ka daawanaya dowladda Somaliya oo aanan sameynin ficil la taaban karo oo jawaab cad ah.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xilli uu sii xoogeysanaayo Khilaafka u dhaxeeya dalalka Somaliya &amp; Kenya ayaa dowladda Kenya waxa ay soo saartay go\u2019aano hor leh oo saameynaya hananka ganacsiga madaxa banaan ee labada dal. Dowladda Kenya ayaa sheegtay inaysan ogolaan doonin inay dalkeeda soo galaan alaabo aan cidina la socon oo la soo saaro duulimaadyada kaga yimaada dhinaca Soomaaliya. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56417,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56416"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56442,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56416\/revisions\/56442"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}