{"id":5640,"date":"2012-04-20T22:15:49","date_gmt":"2012-04-20T22:15:49","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5640"},"modified":"2012-04-20T22:15:49","modified_gmt":"2012-04-20T22:15:49","slug":"gudoomiyaha-ururka-haweenka-qaranka-soomaaliyeed-caasaho-cumar-geesdiir-oo-deeq-kaalmo-ah-u-qaybisay-16-ka-degmo-ee-gobolka-banaadir-iyo-qaar-ka-tirsan-kaamamka-barakacayaasha-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/gudoomiyaha-ururka-haweenka-qaranka-soomaaliyeed-caasaho-cumar-geesdiir-oo-deeq-kaalmo-ah-u-qaybisay-16-ka-degmo-ee-gobolka-banaadir-iyo-qaar-ka-tirsan-kaamamka-barakacayaasha-muqdisho\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Caasaho Cumar Geesdiir oo  Deeq Kaalmo ah U qaybisay 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir Iyo Qaar Ka Tirsan kaamamka barakacayaasha Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir4.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5642\" title=\"sawir4\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir4.jpg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"389\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir4.jpg 519w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir4-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/p>\n<p>Ururka haweenka Qaranka soomaaliyeed ayaa maanta deeq kaalmo ah u qaybisay Dumarka Ku Sugan 16-ka Degmo ee Gobolka banadir Iyo Qaar Ka Tirsan xerooyinka barakacayaasha ee Gu yaal magaaladda Muqdisho<\/p>\n<p>Deeqdaan oo\u00a0 Isugu jirtay dhar, Cunto Iyo daawo ayaa waxa ay ka Timid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwayt oo kaashanaysa safaaradda Soomaalida ee dalkaasi Waxaana Loo wakiishay In ay qaybiyaan Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo Iyaguna garabsanaya Radio Sahan ee magaalada Muqdisho<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5643\" title=\"sawir3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir3.jpg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"389\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir3.jpg 519w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/sawir3-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Caasaho Cumar Geesdiir oo ka hadashay Munaasabadii 16-ka Degmo\u00a0 lagu Gudoonsiinayey Deeqdaan Ka timid walaalaha soomaaliyeed ee dalka kuwayt ku nool isla markaana ka damqaday Dhibaatada baahsan ee ka jirta dalka soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay In jaaliyadaha caalamka gaar Ahaan kan dalka kuwayt ay shacabka soomaaliyeed la<br \/>\nqaybsanayaan dhibaatada ka jirta dalka soomaaliya<\/p>\n<p>Sidoo kale Gudoomiye caasha ayaa mahad ballaaran u jeedisay jaaliyada iyo safaaradda Soomaaliyeed ee dalka kuwayt oo deeqdaan isugu Jiray dhar daawo Iyo Cunto soo gaarsiisay walaalahooda ku nool Muqdisho<\/p>\n<p><strong>( maanta waxaan halkaan isugu nimid In aan idin Gudoon siiyo deeqdaan ka timid walaalaheen Soomaaliyeed ee Ku Nool dalka Kuwayt oo nagala qayb qaadanayaa dhibaatada ka jirta dalka Soomaaliya )<\/strong><br \/>\n<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir21.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5644\" title=\"Sawir2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir21.jpg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"389\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir21.jpg 519w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir21-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Marwo caasho Cumar Geesdiir ayaa Sidoo kale waxa ay ammaan Iyo dhiira galinba u soo Jeedisay haweenka 16-ka degmo ee Gobolka banadir<\/p>\n<p><strong>( Waxaan sidoo kale mahad ballaaran U Soo Jeedinayaa haweenka Ku dhaqan 16-ka degmo ee gobolka banaadir oo kaalin muuqata kaga jira <\/strong><strong>bulshada Soomaaliyeed)<\/strong><br \/>\n<a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5645\" title=\"Sawir1\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir1.jpg\" alt=\"\" width=\"519\" height=\"389\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir1.jpg 519w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/Sawir1-300x224.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 519px) 100vw, 519px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Si\u00a0 Kastaba ha ahaatee marwo Caasho Cumar Geesdiir ayaa waxa ay ka Mid Ahayd masuuliyiinti Ku Dhaawacmay qaraxii ka Dhacay Xarunta Golaha Murtida Iyo Madadaalada ( Nation Theater) Waxana ay Dad Badani Maanka Ku hayeen In haddii ay Bogsooto Isaga carari Doonto Dalka Soomaaliya laakiin waxa ay Mar Qura wada Amakaageen markii ayKa Soo Muuqatay \u00a0TV-yada Idaacaddaha Iyo Website-yada Iyadoo Qaybinayso Deeq daanii \u00a0faraxadina ay Ka Muuqato<\/p>\n<p><strong>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Ururka haweenka Qaranka soomaaliyeed ayaa maanta deeq kaalmo ah u qaybisay Dumarka Ku Sugan 16-ka Degmo ee Gobolka banadir Iyo Qaar Ka Tirsan xerooyinka barakacayaasha ee Gu yaal magaaladda Muqdisho Deeqdaan oo\u00a0 Isugu jirtay dhar, Cunto Iyo daawo ayaa waxa ay ka Timid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kuwayt oo kaashanaysa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[5,49],"class_list":["post-5640","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-arimaha-bulshada","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5640","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5640"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5640\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5647,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5640\/revisions\/5647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5640"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5640"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5640"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}