{"id":5635,"date":"2012-04-18T20:59:34","date_gmt":"2012-04-18T20:59:34","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5635"},"modified":"2012-04-18T20:59:34","modified_gmt":"2012-04-18T20:59:34","slug":"website-ka-warsom-oo-ay-caawa-ku-beegantahay-sanadguuradisii-1aad-iyo-qeebaha-kala-duwan-ee-bulshada-oo-hambalyo-u-soo-jeediyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/website-ka-warsom-oo-ay-caawa-ku-beegantahay-sanadguuradisii-1aad-iyo-qeebaha-kala-duwan-ee-bulshada-oo-hambalyo-u-soo-jeediyay\/","title":{"rendered":"Website-ka Warsom Oo Ay Caawa Ku Beegantahay Sanadguuradisii 1Aad Iyo Qeebaha Kala Duwan Ee Bulshada Oo Hambalyo U Soo Jeediyay"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/warsom.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5636\" title=\"warsom\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/warsom.jpg\" alt=\"\" width=\"385\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/warsom.jpg 385w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/warsom-300x175.jpg 300w\" sizes=\"auto, (max-width: 385px) 100vw, 385px\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/strong><strong>&nbsp;<\/p>\n<p>Shacabka Qeybihiisii Kala Duwan Ayaa Maanta Hambalyo U Soo Jeediyay Warsom Iyagoona Sheegay In Ay U Mahad Naqayaan Dhamaan Shaqaalahha Iyo Maamulka Kuwaa Oo Ku Soo Shaqeeyay Dhibaatooyinkii Ka Jiray Dalka Soomaaliya Doorbidayna In Ay Shacabka Ku Dhaqan Caalmka Intiisii KAla Duwan In Ay U Gudbiyaan Warar Xaqiiqda Ku Saleesan<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa U Mahadnaqay Warsom Masuuliyiin Kala Duwan Oo Ku Kala Dhaqan Gudaha Dalkan Soomaaliya Iyo Waliba Dibadiisa<\/p>\n<p>Masuuliyiinta U Hambalyeyay Website-ka Warsom Ayaa Waxaa Ka Mid Ah Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka soomaaliya Saraakiil KA Tirsan Xarakada Al-shabaab Gudoomiyayaal Degmo iyo Waliba Gudoomiya Yaalka Axzaabta Ka Jira Dalkan Soomaaliya<\/p>\n<p>Cali Max&#8217;ed Nuux Tima Jilic Oo Ah Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Midnimda Jamhuuriga Soomaaliyeed Ahna ku Simaha Madaxweyne Darmaan Ayaa Hambalya Aad u Weyn U Jeediyay Shaqaalaha Website-ka Warsom Isagoona Sheegay In Ay Ku Soo Shaqeeyeen\u00a0 Xaalado Adag Islamarkaana Ay Shaqqalaha Qaarkood\u00a0 Ay Xabsiyo U Soo Galeen Sida Ay Shacabka Ku Dhaqan Caalmaka Ugu Adeegi LAhaayeen Islamarkaana Gaarsiin Lahaayeen Warar Xaqiiq Ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo Kale Hambalyo Midaan La Ceen Ah Waxaa U Jeediyay Warsom Max&#8217;ed\u00a0 Saciid Saxaaf Agaasimaha Idaacada Sahan,Agaasime Ku Xigeenka Sahan Max&#8217;uud Max&#8217;ed Daahir Carab, Iyo Masuuliyiin Kale Oo Ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Iyo Waliba Saraakil KA Tirsan Xarakada Alshabaab Oo Iyana U Hambalyeeyey Website-ka Warsom Oo Ay Caawa Tahay Sanad Guuradiisii 1Aad Islamarkaana Ay U Dabaaldagayaan Dhamaan Shaqqalaha Iyo Maamulka Warsom.com<\/p>\n<p><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)&nbsp; Shacabka Qeybihiisii Kala Duwan Ayaa Maanta Hambalyo U Soo Jeediyay Warsom Iyagoona Sheegay In Ay U Mahad Naqayaan Dhamaan Shaqaalahha Iyo Maamulka Kuwaa Oo Ku Soo Shaqeeyay Dhibaatooyinkii Ka Jiray Dalka Soomaaliya Doorbidayna In Ay Shacabka Ku Dhaqan Caalmka Intiisii KAla Duwan In Ay U Gudbiyaan Warar Xaqiiqda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5635","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5635","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5635"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5635\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5639,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5635\/revisions\/5639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5635"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5635"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5635"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}