{"id":56234,"date":"2019-05-24T22:15:20","date_gmt":"2019-05-24T19:15:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56234"},"modified":"2019-05-24T22:18:53","modified_gmt":"2019-05-24T19:18:53","slug":"munaasabad-afurin-loo-sameeyey-danjirayaasha-dalalka-muslimka-oo-ay-sameysey-wasaaradda-arrimaha-debedda-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/munaasabad-afurin-loo-sameeyey-danjirayaasha-dalalka-muslimka-oo-ay-sameysey-wasaaradda-arrimaha-debedda-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Munaasabad Afurin Loo Sameeyey Danjirayaasha Dalalka Muslimka oo ay Sameysey Wasaaradda Arrimaha Debedda Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"857\" height=\"571\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 857px) 100vw, 857px\" \/><\/a><\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa maalintii shalay ee waxa uu xaflad af-fursiin ah u sameeyay Safiirrada Waddamada Islaamka, kuwa saaxiibada ah iyo Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, iyadoo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Federaalka iyo saraakiisha sare sare ee Wasaaradda.<\/p>\n<p>Wasiir Cawad waxa uu caddeeyay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Ra&#8217;iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ay go&#8217;aan ku gaareen in ay xoojiyaan xiriirka laba geesoodka, saaxiibtinimada iyo isku xidhnaanta bulsho ee Soomaaliya la wadaagto waddamadaasi.<\/p>\n<p>Danjire Cawad, waxa uu u sheegay safiirrada in martiqaadka cashada af-furka ah ay tahay fursad wanaagsan oo dib loogu xaqiijin karo ka go&#8217;naanta milgaha caalamiga ah ee ku suntan xushmad is dhaafsiga, midnimada, is cafiska , is oggolaanshaha iyo dadaalka wadajirka ah ee lagu raadinayo nabadda, cadaaladda iyo sharafta.<\/p>\n<div>Waxa uu intaasi ku daray in xafladda af-fursiinta ah ee Wasaaraddu u qabato Munaasabadda bisha barakaysan ee Ramadaan ay tahay dhaqan sannadeed lagu muujiyo tixgelinta Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo aqoonsigeeda ahmiyadda bishan fadliga u leh muslimiinta oo ay harayso naxariista iyo kalgacaylka. Wasiirku waxa uu u rajeeyay safiirrada iyo qoysaskooda inay ku naaloodaan farxad iyo caafimaad-qab.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-56235\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/afur.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa maalintii shalay ee waxa uu xaflad af-fursiin ah u sameeyay Safiirrada Waddamada Islaamka, kuwa saaxiibada ah iyo Wakiilka gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, iyadoo ay ka soo qeybgaleen qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Federaalka iyo saraakiisha sare sare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56235,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56234","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56236,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56234\/revisions\/56236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56235"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}