{"id":5622,"date":"2012-04-18T19:56:50","date_gmt":"2012-04-18T19:56:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5622"},"modified":"2012-04-18T20:01:08","modified_gmt":"2012-04-18T20:01:08","slug":"sh-abu-muscab-oo-ka-warbixiyey-dagaalkii-galguduud-sheegayna-in-kayd-hub-ah-oo-ku-yiilay-siinka-dheer-ay-gacanta-ku-dhigeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/sh-abu-muscab-oo-ka-warbixiyey-dagaalkii-galguduud-sheegayna-in-kayd-hub-ah-oo-ku-yiilay-siinka-dheer-ay-gacanta-ku-dhigeen\/","title":{"rendered":"Sh Abu Muscab Oo Ka Warbixiyey Dagaalkii  Galguduud Sheegayna In Kayd hub ah Oo Ku Yiilay Siinka Dheer Ay  Gacanta Ku Dhigeen"},"content":{"rendered":"<div><strong> <\/strong><strong><span style=\"font-size: medium;\">Wararka Soomaaliya (akaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-size: medium;\"><strong><span style=\"font-size: medium;\">Sheikh C\/Caziiz Abu Muscab<\/p>\n<p><\/span><\/strong><span style=\"font-size: medium;\">Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab\u00a0 ayaa ka warbixiyey weerar Dhabo gal ahaa oo ay Al-shabaab ku qaadeen ciidamda itoobiya xili ay Ay Marayeen Inta U Dhaxeesa magaalooyinka Wabxo iyo Guriceel.<br \/>\nSidoo kale waxa uu <strong>Sheikh Abu Muscab<\/strong> ka warbixiyey Keyd hub ah oo ku qarsoonaa guri ku yaalla agagaarka Siinka Dheer ee Duleedka Muqdisho oo ay Xarakada Al-shabaabmaanta gacanta ku dhigeen.<br \/>\n&nbsp;<br \/>\nAbuu Muscab Oo La Hadlayay Saxaafada Ayaa\u00a0 Ku Nuux Nuuxsaday in Ay Weeraradaani Yihiin Kuwa Isdaba jooga Ah Islamarkaana Ay ku Qaadi Doonaan Meel walbo Oo Ay Ku Suganyihiin Dowladaha Iskaashanay Kenya,Ithopia,Uganda.Burundi Iyo Waliba Tan TFG-da Soomaaliya<\/p>\n<p>Waxa Uu Kaloo Shiikhu Sheegay In Ay Qaraxyada Ismiidaaminta Ahna Ay Iyana Meesha Ka MArneen Iyadoo Uu Yusaalo u Soo Qaatay Kii Ka Dhacay Baydhabo Oo Uu Sheegay In Iyana Kaa Oo Kale Loo Soo Badali Doono Magaalada Muqdisho Iyo Meelwalboo Ay Joogaan Cadowga Oo Uu Ula Jeedo Dowlada Soomaaliya Iyo Dowladaha Gacanta Siinaya<\/p>\n<p><\/span><\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong><span style=\"font-size: medium;\"> <\/span><\/strong><\/div>\n<div><strong> <\/strong><\/div>\n<div><strong> <\/strong><strong><span style=\"font-size: medium;\">Wararka Soomaaliya (akaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/span><\/strong><\/div>\n<p><strong> <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (akaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Sheikh C\/Caziiz Abu Muscab Afhayeenka Ciidamada Mileteriga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab\u00a0 ayaa ka warbixiyey weerar Dhabo gal ahaa oo ay Al-shabaab ku qaadeen ciidamda itoobiya xili ay Ay Marayeen Inta U Dhaxeesa magaalooyinka Wabxo iyo Guriceel. Sidoo kale waxa uu Sheikh Abu Muscab ka warbixiyey Keyd hub ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5622","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5622","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5622"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5625,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5622\/revisions\/5625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}