{"id":56216,"date":"2019-05-23T23:27:32","date_gmt":"2019-05-23T20:27:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56216"},"modified":"2019-05-23T23:27:32","modified_gmt":"2019-05-23T20:27:32","slug":"maamul-goboleedka-jubaland-oo-ka-hadley-xurgufta-dublimaasiyadeed-ee-soo-kala-dhex-gashey-kenya-iyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/maamul-goboleedka-jubaland-oo-ka-hadley-xurgufta-dublimaasiyadeed-ee-soo-kala-dhex-gashey-kenya-iyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Maamul Goboleedka Jubaland oo Ka Hadley Xurgufta Dublimaasiyadeed ee Soo Kala Dhex gashey Kenya iyo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/m-s-aadan.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-56217\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/m-s-aadan-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"909\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/m-s-aadan-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/m-s-aadan.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 909px) 100vw, 909px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweyne ku\u2013xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Siyad Aadan oo la hadlay Idaacada VOA ayaa ka warbixiyay mowqifka maamulka Jubbaland ee la xiriira khilaafka Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya.<\/p>\n<p>Madaxweyne ku-xigeenka oo u muuqda shaqsi ka afgobaadsanaya in uu eedda saaro Kenya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay cadeyso halka ay dhibtu ka jirto, madaama ayuu yiri Kenya tahay dal mudd 30 sano xiriir joogta ah oo la laheyd Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Dabcan waad ogtihiin 30kii sano ee ugu danbeeyay Annaga iyo Kenya waxaa naga dhaxeeyay iskaashi Amni, iyo xiriir wanaagsan, wixii kalifay in uu xiriirkaa xumaado waxaan rabnaa in ay dowladda Soomaaliyeed cadeyso, \u2018\u2019 ayuu yiri Maxamuud Sayid Aadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in dowladda Kenya ay martigalisay qaxootiga ugu badan ee Soomaaliyeed, islamarkaana ay jirto xudduud dheer oo kala dhaxeysa Soomaaliya, isaga oo intaa ku daray in sidoo kale Kenya tahay halkii lagu soo aas-aasay dowladdii ugu horeysay ee KMG aheyd oo muddo saddex sano ah la fadhiyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Kenya waad la soctaan waxaa ku sugan Qaxootiga ugu badan ee Soomaaliyeed, xudduud dheer \u2013beynu leenahay, dowladnimada maanta jirta waa halka lagu soo aas-aasay oo muddo saddex sano ah la fadhiyay, niyad wanaag ayeey intaa noo muujineysay iyo in ay Soomaaliya nala dhisto\u2019\u2019 ayuu yiri madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in Jubbaland uu xiriir gaar ah kala dhaxeeyo oo kaliya hay\u2019addaha Amniga quseeya ee Kenya oo aan siyaasada wax shaqo ah ku laheyn, sidaa daraadeed ayuu sheegay in Wasaarradda Arrimaha dibadda Soomaaliya looga dhafiyo in ay cadeyso halka ay wax ka qaldameen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar wax laga weydiiyay sida ay u arkaan mas\u2019uuliyiintii dhawaan laga soo celiyay magaalada Nairobi ee ka tirsanaa dowladd federaalka ayuu yiri\u2019\u2019 Runtii waa wax laga xumaado in mas\u2019uuliyiin howl-Qaran u socday la soo celiyo, laakiin waa in laftirkeeda baaritaan lagu sameeyo sababta keentay in la soo celiyo iyo in ay iyagu qaladka lahaayeen\u2019\u2019 ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Labadii todobaad ee la soo dhaafay ayaa waxaa xoogeystay khilaafka diblumaasiyadeed ee u dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, kaas oo aan weli xal loo helin.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku\u2013xigeenka dowlad gobolleedka Jubbaland Maxamuud Siyad Aadan oo la hadlay Idaacada VOA ayaa ka warbixiyay mowqifka maamulka Jubbaland ee la xiriira khilaafka Diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya. Madaxweyne ku-xigeenka oo u muuqda shaqsi ka afgobaadsanaya in uu eedda saaro Kenya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya looga baahan yahay in ay cadeyso halka ay dhibtu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56217,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56216","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56216","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56216"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56216\/revisions\/56218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}