{"id":56202,"date":"2019-05-22T23:51:26","date_gmt":"2019-05-22T20:51:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56202"},"modified":"2019-05-22T23:52:27","modified_gmt":"2019-05-22T20:52:27","slug":"faah-faahin-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxeysa-khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-qaraxii-muqdisho-maanta-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/faah-faahin-dheeraad-ah-oo-kasoo-baxeysa-khasaaraha-dhimasho-iyo-dhaawac-ee-qaraxii-muqdisho-maanta-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Faah Faahin Dheeraad ah oo Kasoo Baxeysa Khasaaraha Dhimasho iyo Dhaawac ee Qaraxii Muqdisho Maanta Ka Dhacey."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/qarax3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56203\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/qarax3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"893\" height=\"595\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/qarax3-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/qarax3.jpg 619w\" sizes=\"auto, (max-width: 893px) 100vw, 893px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Inta la xaqiijiyay shan ruux ayaa geeriyootay 11 kalana waa ay dhaawacmeen,kaddib markii gaari waxyaabaha qarxa lagu soo xiray uu ku qarxay bar kontorool oo ku dhow agagaarka taalada Daljirka Dahsoon iyo Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dadka dhaawacmay waxaa ku jira xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Nuur Shabeel, oo la sheegay inuu soo gaaray dhaawac fudud,sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wararka laga helayo khasaaraha qaraxa ka dhacay ayaa inta ku daraya\u00a0 dadka geeryooday inay ku jirto Fadumo Cali Raagge oo ka mid ahayd ciidanka milateriga iyo mid ka mid ah ilaalada xildhibaan Maryan Cariif .<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Sidoo kale, waxaa jira khasaaro soo gaaray qoysas danyar ah oo deggan Kaamka ku yaalla Ex wasaaraddii hore ee Caafimaadka, sidoo kale waxaa nawaaxiga halka qaraxa ka dhacay ku yaalla goobo ganacsi.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa cambaareeyey weerarka ,isagoo uga tacsiyeeyey dadkii ku dhintay,waxa uu hoosta ka xariiqay in dowladda Soomaaliyeed aysan marnaba ka daali doonin badbaadinta Shacabkeeda.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Maareeye, ayaa shacabka ugu baaqay in ay sii laba-jibaan gacan siinta ciidammada amniga.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Al-Shabaab ayaa sheegatay mas\u2019uuliyadda weerarka oo ku soo aadday xilli ciidanka amniga ay ku jireen feejignaan dheeraad ah, waxaana weerarka uu qeyb ka noqonaya illaa saddex qarax oo Muqdisho ka dhacay inta lagu gudajiray bishan barakaysan ee Ramadaan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Inta la xaqiijiyay shan ruux ayaa geeriyootay 11 kalana waa ay dhaawacmeen,kaddib markii gaari waxyaabaha qarxa lagu soo xiray uu ku qarxay bar kontorool oo ku dhow agagaarka taalada Daljirka Dahsoon iyo Ex Baarlamaan ee degmada Boondheere. Dadka dhaawacmay waxaa ku jira xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Nuur Shabeel, oo la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56203,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56202","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56202","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56202"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56202\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56204,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56202\/revisions\/56204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56203"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56202"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56202"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56202"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}