{"id":56185,"date":"2019-05-22T03:09:30","date_gmt":"2019-05-22T00:09:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56185"},"modified":"2019-05-22T03:10:50","modified_gmt":"2019-05-22T00:10:50","slug":"xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobey-oo-soomaaliya-ku-amaaney-in-ay-qaadey-talaabo-horumar-leh-balse","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/xoghayaha-guud-ee-qaramada-midoobey-oo-soomaaliya-ku-amaaney-in-ay-qaadey-talaabo-horumar-leh-balse\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Soomaaliya Ku Amaaney In ay Qaadey Talaabo Horumar Leh Balse!!!."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/x-gqm.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56186\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/x-gqm-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"842\" height=\"561\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/x-gqm-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/x-gqm.jpg 620w\" sizes=\"auto, (max-width: 842px) 100vw, 842px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Xoghayaha Qaramadda Midoobay,Antonio Guterres\u00a0 ayaa sheegay in Soomaaliya ay sameeyneyso horumar ay ku dhiseeyso dolwad shaqayneysa, hase ahaatee wali ay u baahantahay in ay la-dagaallanka xagjirnimadda gacanka ka hadalka ku saleysan, argagixisadda, dagaallada, xasillooni daradda siyaasadeed iyo musuq maasuqa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Antonio Guterres , oo Isniintii soo saaray warbixin cusub oo loo qaybiyay golaha ammaanka ee Qaramadda Midoobay waxaa uu ku sheegay caqabadaha hadda jira inay muujinayaan nugeyl wali ka jira faa\u2019iidooyinkii lasameeyay, horumarkuna uu khatar ku jiro.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Muddo soddon sanno ku dhow oo dagaallo sokeeye ah , weerarrada\u00a0 xagjirka ah iyo macluushu ay waddanka rafaadiyeen, weli Soomaaliya ayaa dadaal ku bixineysa in ay kasoo kabato dhaawaca cuuryaamiyay. Laakiin Guterres waxaa uu sheegay in &#8216;xaaladda ammaan ay weli jilicsantahay&#8217; isagoo ku saleeyay warbixintiisa intii u dhexeysay December sannadkii hore iyo horraanta bishaan May.Al-Shabaab ayuu sheegay in ay weli yihiin &#8216; kuwa ugu weyn ee geeysta weerarrada ka dhan ah xarumaha dowladda, saraakiisha dowladda, iyo cidanka ammaanka iyo sidoo kale makhaayadaha iyo hoteelada caanka ah&#8217;.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xoghayaha Qaramadda Midoobay waxaa uu hadalkiisa ku sii daray &#8216;in bishii March ee sannadkaan ay waddanka ka dheceen 77 weerar, waana bishii ugu weerarrada badneyd tan iyo 2016kii.Waxaa intaas dheer ayuu yiri Geterres in ay jireen &#8216;weerarro la xusi karo oo madafiic ah, kuwaas oo muujiyay awoodda ay al-Shabaab u leeyihiin in ay\u00a0 si sax ah ubartilmaameedsadaan goobaha istiraatiijiga ah&#8217;.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Geterres, waxaa kalo uu sheegay in xilligii warbixintaan la sameeynayay la arkayay howlgallada amniga oo kordhay iyo tiro badan oo duqaymo ah oo lala beegsaday saldhiyo tababbar oo ay al-Shabaab leeyihiin iyo meelo ay isugu yimaadaan, taasi oo hoos u dhigtay awoodda ay ku howlgalaan iyo dhaq-dhaqaaqoodii xorta ahaa.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Waxay sidoo kale duqaymuhu keeneen in ay al-Shabaab kordhiyaan dhaq-dhaqaaqooda magaalooyinka, gar ahaan Muqdisho, halkaas oo ay yartahay in xoogagooda hawada laga bartilmaameedsado.&#8221; ayuu yiri Guterres.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Xog-hayaha Guud ee Qaramadda Midoobay ayaa sidoo kale waxaa uu warbixintiisa uga hadlay xaaladda bani&#8217;aadanimo ee Soomaaliya,wuxuu sheegay in bangiga adduunku uu ku qiyaasay saboolnimadda iyo nuglaansha Soomaaliya in 77% dadka Soomaaliya ay ku noolyihiin meel ka hoseeysa xariiqda saboolnimadda daran ee $1.90 maalintiiba.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Waxaa intaas dheer oo ay Qaramada Midoobay codsatay Isniintii 710 milyan oo dollar\u00a0 si loo caawiyo 4.5 million oo ruux oo ay abaaruhu sameeyeen, hadana ku sugan xaalad liidata.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Qaramadda Midoobay,Antonio Guterres\u00a0 ayaa sheegay in Soomaaliya ay sameeyneyso horumar ay ku dhiseeyso dolwad shaqayneysa, hase ahaatee wali ay u baahantahay in ay la-dagaallanka xagjirnimadda gacanka ka hadalka ku saleysan, argagixisadda, dagaallada, xasillooni daradda siyaasadeed iyo musuq maasuqa. Antonio Guterres , oo Isniintii soo saaray warbixin cusub oo loo qaybiyay golaha ammaanka ee Qaramadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56186,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-56185","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56185","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56185"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56185\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56187,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56185\/revisions\/56187"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56186"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56185"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56185"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56185"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}