{"id":5601,"date":"2012-04-17T07:57:06","date_gmt":"2012-04-17T07:57:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5601"},"modified":"2012-04-17T07:57:06","modified_gmt":"2012-04-17T07:57:06","slug":"qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-magaalada-baydhabo-iyo-xarakada-al-shabaab-oo-sheegatay-ismiidaamintaasi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/qarax-ismiidaamin-ah-oo-ka-dhacay-magaalada-baydhabo-iyo-xarakada-al-shabaab-oo-sheegatay-ismiidaamintaasi\/","title":{"rendered":"Qarax Ismiidaamin Ah Oo Ka Dhacay Magaalada Baydhabo Iyo Xarakada Al-shabaab Oo Sheegatay Ismiidaamintaasi"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: medium;\"><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/dddddddddddddddd1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5603\" title=\"dddddddddddddddd\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2012\/04\/dddddddddddddddd1.jpg\" alt=\"\" width=\"573\" height=\"335\" \/><\/a>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong>Qarixii Ismiidaamin Ee Ugu Horeeyay ayaa saaka Laguku qaaday Xero Ay Ciidamada Ithopia\u00a0 iyo kuwa Somalida ku lahaayeen meel ka soo horjeeda xaruntii <strong>UN<\/strong>-ka ee magaalada Baydhabo,Niinkaani Isku Qarxiyay Magaalada Baydhabo Ayaa waxaana uu xirnaa waxyaabo qarxa oo aad loo qariyay Islamarkaana Uu Galay Xero ku Taalo Magaalada Baydhabo Ee Xarunta gobolkaasi Baay.<\/p>\n<p>Goobta Uu Isku Qarxiyay Ninkaasi Ku Xernaa Qalabka Ayaa Durbadiiba goobta Waxaa Imaadeen ciidamo kale oo Itoobiyaan ah halkaasi<\/p>\n<p>Balse Waxaa LA Sheegayaa in Ay Meesha Wax Ku Gaareen <strong>Max\u2019ed Dheere <\/strong>Oo La Sheegay In Uu Ahaa Sarkaal u Talinayay\u00a0 Ciidamada Dowlda TFG-da Iyo waliba waxaa la sheegay in Ay ku Jireen Saraakil Ithopian Ah .<\/p>\n<p>Wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Max\u2019ed Miraax ayaa dhawaan gudaha dalka Faransiiska ka fuliyay weeraradan oo kale, waxaana Max\u2019ed isaga oo xiran xizaamkiisa uu fuliyay weeraro badan oo uu badbaaday ilaa markii danbe uu shahiiday.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Mujaahidinta ayaa sheegaya in duulaanadan ay barbar socon doonaan Camaliyaadka Isstishhaadiga, kuwa baabuurta la miineeyo, iyo qaraxyada caadiga, iyadoona la tilmaamayo in tallaabadani ay ka mid tahay qorshayaalka dagaalka ee mustaqbalka la diyaarinayay Waa Sida Uu HAdalk u Dhigay Sarkaalkaani Ka Tirsan Xarakada Al-shabaab.<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Qarixii Ismiidaamin Ee Ugu Horeeyay ayaa saaka Laguku qaaday Xero Ay Ciidamada Ithopia\u00a0 iyo kuwa Somalida ku lahaayeen meel ka soo horjeeda xaruntii UN-ka ee magaalada Baydhabo,Niinkaani Isku Qarxiyay Magaalada Baydhabo Ayaa waxaana uu xirnaa waxyaabo qarxa oo aad loo qariyay Islamarkaana Uu Galay Xero ku Taalo Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5601","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5601","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5601"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5601\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5606,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5601\/revisions\/5606"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5601"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5601"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5601"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}