{"id":56006,"date":"2019-05-14T23:16:13","date_gmt":"2019-05-14T20:16:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56006"},"modified":"2019-05-14T23:18:27","modified_gmt":"2019-05-14T20:18:27","slug":"debad-bax-ardeyda-gobolka-banaadir-dhigeen-oo-wasiirka-waxbarashada-godax-barre-ku-tilmaamey-in-aaney-ardey-aheyn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/debad-bax-ardeyda-gobolka-banaadir-dhigeen-oo-wasiirka-waxbarashada-godax-barre-ku-tilmaamey-in-aaney-ardey-aheyn\/","title":{"rendered":"Debad Bax Ardeyda Gobolka Banaadir Dhigeen oo Wasiirka Waxbarashada Godax Barre ku Tilmaamey In Aaney Ardey Aheyn."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"909\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 909px) 100vw, 909px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku guuldareystay qancinta Ardeydii maanta ku dibadbaxday magaalada Muqdisho isaga oo dhinaca kale eedeyn dusha uga tuuray<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in uu isku dayay in uu la hadlo dibadbaxa-yaasha isaga oo intaa ku daray in dadkii uu arkay aysan Ardey\u2019\u2019 Waxaan leeyahay dadkii maanta dariiqa socday haddii aynu nahay bahda Waxbarashada waa nalooga badnaa, waxaan isku dayay in aan Ardeyda la hadlo, laakiin wixii aan arkay Ardey uma ekeen, dad dhagaxyo tuuraaya oo aan caadi aheyn ayaa la kulannay \u2018\u2019 ayuu yiri Wasiir Goodax oo la hadlayay Qaar Kamid ah Qarbaahinta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadalka Wasiirka ayaa imanaya iyadoo magaalada Muqdisho dibadbax xoogan ay ka dhigeen boqolaal ardey ah oo ka mid ahaa ardeydii ka qeybgashay Imtixaankii saddexda cisho socda ee la joojiyay, kuwaa oo ka cabanayay go\u2019aanka Wasaarradda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma\u2019aha oo kaliya in dibadbaxyadaasi ay ka dhaceen magaalada Muqdisho ee sidoo kale magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne ayaa waxaa ka dhacay dibadbaxyo sababay dhaawaca ilaa Labo Ardey ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo noqonaya mas\u2019uulkii ugu horeeyay ee dowlad gobolleedyada oo ka hadla arinta ku saabsan joojinta Imtixaankii socday ayaa ku eedeeyay Wasaarradda Waxbarashada in ay shaqadeedii gabtay, isaga oo ku amray mas\u2019uuliyiinta Wasaarradda ee ku sugan deegaannada Hirshabeelle in ay deg deg uga baxaan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ku guuldareystay qancinta Ardeydii maanta ku dibadbaxday magaalada Muqdisho isaga oo dhinaca kale eedeyn dusha uga tuuray Wasiirka ayaa sheegay in uu isku dayay in uu la hadlo dibadbaxa-yaasha isaga oo intaa ku daray in dadkii uu arkay aysan Ardey\u2019\u2019 Waxaan leeyahay dadkii maanta dariiqa socday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56006","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56006","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56006"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56006\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56008,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56006\/revisions\/56008"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56006"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56006"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56006"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}