{"id":56002,"date":"2019-05-14T22:58:55","date_gmt":"2019-05-14T19:58:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=56002"},"modified":"2019-05-14T23:03:26","modified_gmt":"2019-05-14T20:03:26","slug":"gudoomiyaha-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-waddani-cirro-oo-beeniyey-in-uu-la-kulmay-safiirada-qattar-iyo-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/gudoomiyaha-xisbiga-mucaaradka-ah-ee-waddani-cirro-oo-beeniyey-in-uu-la-kulmay-safiirada-qattar-iyo-mareykanka\/","title":{"rendered":"Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cirro oo Beeniyey In uu La Kulmay Safiirada Qattar iyo Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/cirro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-56003\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/cirro-300x176.jpg\" alt=\"\" width=\"844\" height=\"495\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/cirro-300x176.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/cirro.jpg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 844px) 100vw, 844px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga qoray oo sheegay inuu Kenya kula kulmay safiirada Qadar iyo Maraykanka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa uu sheegay in aanay cidi noo yeedhi Karin cida ay la kulmayaan, dambina aanay ahayn inay la kulmaan safiirada caalamka haday Qadar tahay iyo haday Maraykank tahayba.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudoomiye Cirro waxa kale oo uu cambaareeyey xadhiga lagula kacay masuul ka tirsan xisbigooda iyo xadhiga xildhibaan Dhakool oo ka tirsan golaha Wakiilada oo uu sharci jabin ku tilmaamay sifaha loo maray xadhigiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cwaxa jirta in saxaafada qaarkood inay qoreen inaan Kenya kula kulmay Danjiraha Qadar iyo danjiraha Maraykanka u jooga Nairobi, warkaasi ma jiro laakiin kama duwana safiiradii aan la kulmay, wax noo diidaya in aanu la kulanno safiiro gaar ahna ma jirto, taas macnaheedu waxa weeyi cidi nooma yeedhin karto cida aanu la kulmayno\u201dayuu yidhi gudoomiye Cirro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu ka hadlay dad loo xidhxidhay rayigoodda waxa uu yidhi \u201c waxa wali socda ku xadgudubka iyo ku tumashada sharciga iyo in dadka la iska xidho waxa u dambeeyey gudoomiyihii garabka dhallinyarada ee xibsiga WADANI Maxamed Sidiiq oo isna Rayi lagu xidhay, waxa kale oo sifo dastuur jabin ah loo maray xadhigiisa xildhibaan Maxamed Dhakool oo ka tirsan golaha Wakiiladda oo habeen badh gurigiisa isagoo hurda laga soo xidhay \u201d<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cQof kasta oo muwadin ah sharcigu wuu xidhi karaa, laakin waa in diriiq sax ah loo maraa, mudane ka tirsan baarlamanka lama xidhi karo lama baadhi karo, taasina waa dastuurjabin inuu ilaa imika xidhnaado xildhibaanku waa khalad iyo sharciga loo la baalmaray\u201dayuu raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, gudoomiyuhu wuxuu tacsi u direy dadkii ay dhibaataddu ka soo gaadhay waxyeeladii Roobkii xalay ka da\u2019ay magaaladda.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C\/raxmaan Maxamed C\/laahi Cirro ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar laga qoray oo sheegay inuu Kenya kula kulmay safiirada Qadar iyo Maraykanka. Sidoo kale, waxa uu sheegay in aanay cidi noo yeedhi Karin cida ay la kulmayaan, dambina aanay ahayn inay la kulmaan safiirada caalamka haday Qadar tahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":56003,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-56002","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56002","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=56002"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56002\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":56005,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/56002\/revisions\/56005"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/56003"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=56002"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=56002"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=56002"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}