{"id":55989,"date":"2019-05-14T00:53:31","date_gmt":"2019-05-13T21:53:31","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55989"},"modified":"2019-05-14T00:54:00","modified_gmt":"2019-05-13T21:54:00","slug":"daawo-buunddo-muhiim-ah-isu-socodka-dadka-iyo-gaadiidka-gobolada-oo-goday-degmada-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/daawo-buunddo-muhiim-ah-isu-socodka-dadka-iyo-gaadiidka-gobolada-oo-goday-degmada-beledweyne\/","title":{"rendered":"Daawo:- Buunddo Muhiim ah Isu Socodka Dadka iyo Gaadiidka Gobolada oo Go&#8217;day Degmada Beledweyne."},"content":{"rendered":"<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Buundo muhiim u aheyd isku socodka gaadiidka gobollada Koonfureed iyo Waqooyiga Soomaaliya oo go\u2019day\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gUXFvZ9CkVA?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p align=\"justify\">Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegay in ay go\u2019day Buundada deegaanka Ceel Gaal oo ka tirsan degmada Beledweyne, taasoo muhiim u aheyd isku socodka dadka iyo gaadiidka isaga kala goosha gobollada Koonfureed iyo Waqooyiga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qof ka tirsan dadka deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay go\u2019day Buundada kaddib markii ay Roobab xoogan oo ka da&#8217;een xalay deegaannada Waqooyi bari ee gobolka Hiiraan daadad soo rogmadayna ay ku dhufteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Buundada gabi ahaanba wey qar-soontay meel ay ku tiilay xitaa cid garaneysaa ma jirto, daadadkii ayaa ka dul maray, hadda dadka deegaanka waxaa ay bilaabeen in ay barakacaan\u2019\u2019 Tuullada oo dhan biyo ayaa ku fatahay&#8221; ayuu yiri qofkaa la hadlay warbaahinta ee ku sugan deegaanka Ceel Gaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in Buundada ay ka go\u2019day bartamaha iyo halka ay gaadiidku maraan, taasoo keentay in ay biyo si xowliya ku soconaya ay dulmaraan guud ahaanba Buundada\u2019\u2019\u2018\u2019 Ma jirto cid ku dhimatay daadadkan, Roobab culus ayaana wali da\u2019aya, ayuu hadalkiisa sii raaciyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">War ku saabsan in ay go\u2019day Buundadii Ceel Gaal ayaa noqoneya mid aan u wanaagsaneyn bulshada ku dhaqan gobolka, madaama ay aheyd marin isku xira isku socodka dadka iyo gaadiidka isaga kala gudba gobollada Koonfurta, Bartamaha iyo Waqooyiga Soomaaliya oo dhamaanba gaadiidka ku sii jeeda ay marin u sii aheyd Buundada Ceel Gaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wali ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka Hiirana oo la xiriira arintan.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar goor dhaw na soo gaaray ayaa sheegay in ay go\u2019day Buundada deegaanka Ceel Gaal oo ka tirsan degmada Beledweyne, taasoo muhiim u aheyd isku socodka dadka iyo gaadiidka isaga kala goosha gobollada Koonfureed iyo Waqooyiga Soomaaliya. Qof ka tirsan dadka deegaanka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay go\u2019day Buundada kaddib markii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55989","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55989"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55992,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55989\/revisions\/55992"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55990"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}