{"id":55979,"date":"2019-05-13T23:26:25","date_gmt":"2019-05-13T20:26:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55979"},"modified":"2019-05-13T23:28:07","modified_gmt":"2019-05-13T20:28:07","slug":"wasaaradda-waxbarashada-hiddaha-iyo-tacliinta-oo-hakisay-imtixaankii-shahaadiga-ahaa-ee-beryahan-socdey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/wasaaradda-waxbarashada-hiddaha-iyo-tacliinta-oo-hakisay-imtixaankii-shahaadiga-ahaa-ee-beryahan-socdey\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta oo Hakisay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee Beryahan Socdey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55980\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"833\" height=\"469\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/goddax.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 833px) 100vw, 833px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka Wasaarradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in hakad galiyay Imtixaankii dowladda ee Saddexdii cisho ee la soo dhaafay ka socday guud ahaanba dalka Soomaaliya, kaddib markii la helay qeyb ka mid ah qishka Maadooyinka Imtixaanka lagu galayo.<\/p>\n<p>Maalmihii ugu danbeeyayba baraha bulshada waxaa lagu arkay qeybo ka mid ah maadooyinka lagu keenay sanadkan Imtixaanka dowladda gaar ahaan Carbiga iyo Xisaabta oo loo gacan galiyay qaar ka mid ah ardeyda, taasoo keentay in Wasaarradu go\u2019aankaa qaadato.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 Wasaarradu markii ay latashatay inta bah-wadaaga waxbarashada la ah, waxaa noo soo baxday in aynu joojino Imtixaankii socday ee dowladda, kaddib markii la bax-shay ama la helay qishka qaar ka mid ah Maadooyinkii Imtixaanka lagu keenay\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay Wasiirka in labadii cisho ee la soo dhaafay Imtixaankii ay ardeydu galleen laga soo qaadayo waxba kama jiraan \u2018\u2019 Waxaa go\u2019aan lagu gaaray in Imtixaankii dhamaantiis la baaba\u2019sho oo dib loo qaado, waxaa uu dib bilaabanayaa haddii uu alle idmo 27ka bishan isaga oo socon doona ilaa 31ka, waxaa ay wasaarradu ku talagashay markan in si ka adag sidii loo hore loo qaado Imtixaanka, islamarkaana intaa uu socdo dalku uusan ka jiri doonin isticmaalka baraha bulshada\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wuxuu sheegay in saddexdii cisho ee la soo dhaafay Lixdii Maado oo la qaaday dhamaantood lagu arkay iyaga oo suuqa yaalla, sidaa daraadeed ayuu sheegay in aan waxba laga soo qaadi doonin Maadooyinkii ay ardeydu Imtixaanka ku galleen saddexdaa cisho ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaa wax laga xumaado ah in ay jiraan dad iyada oo waliba lagu jiro bisha Ramadaan ka ganacsanaya Imtixaanka, arintan xitaa waxaa ku lug leh Waalidiin, sidaa daraadeed ma aqbaleyno in ardey dadaalay uu soo garab fariisto mid kale oo Imtixaankii gacanta ku sita\u2019\u2019 ayuu yiri Wasiir Goodax.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay tan markii uu soo bilaawday Imtixaanka dowladda in ay dibada u soo baxaan qishka\u00a0 Maadooyinka lagu keenay Imtixaanka, waxaana arintaa lagu tilmaamay in ay tahay dayacaad ka timid dhinaca Wasaarradda.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaarradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in hakad galiyay Imtixaankii dowladda ee Saddexdii cisho ee la soo dhaafay ka socday guud ahaanba dalka Soomaaliya, kaddib markii la helay qeyb ka mid ah qishka Maadooyinka Imtixaanka lagu galayo. Maalmihii ugu danbeeyayba baraha bulshada waxaa lagu arkay qeybo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55980,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55979","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55979","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55979"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55979\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55982,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55979\/revisions\/55982"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55980"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55979"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55979"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55979"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}