{"id":55976,"date":"2019-05-13T23:01:50","date_gmt":"2019-05-13T20:01:50","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55976"},"modified":"2019-05-13T23:02:09","modified_gmt":"2019-05-13T20:02:09","slug":"xadhiga-xildhibaan-dhakool-iyo-xuska-18ka-may-oo-saameyn-ku-yeeshay-gobolada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/xadhiga-xildhibaan-dhakool-iyo-xuska-18ka-may-oo-saameyn-ku-yeeshay-gobolada-somaliland\/","title":{"rendered":"Xadhiga Xildhibaan Dhakool iyo Xuska 18ka May oo Saameyn Ku Yeeshay Gobolada Somaliland."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/amin.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55977\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/amin-300x182.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"496\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/amin-300x182.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/amin.jpg 603w\" sizes=\"auto, (max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Sanad kasta oo la xuso 18 May oo ah maalintii Somaliland u astaysay in\u00a0 ay dib uga noqotay midowgii Soomaalida ee 1960kii ayaa magaalada Laascaanood waxaa ka dhaca rabsho u dhexeeya Booliska\u00a0 oo mararka qaar ay caawiyaan milaterigu iyo shacabka marka laga reebo labadii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<div align=\"justify\">Sanadkan\u00a0 oo ay ku beegantay bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa dad badani qabeen in ay baaqatay balse waxaa la sheegay in ay dhacayso taas mar keliya weji kale yeelatay kadib markii Xildhibaan Dhakool oo dadka aad ugu fog ahaa Somalilandnimada uu hadalo ku lid ah 18 May warbaahinta ka jeediyey taas oo uu ku mutaystay xadhig.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Magaalada Laascaanood maraan la xidhiidhay masuuliyiinta wada qabanqaabada maalintaas ayaa waxa ay ii sheegeen in ay si wanaagsan u socoto, cabsina aanay ka qabin in rabshado ay ka dhashaan.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Dhinaca kale 18 May horaantoo sanadkii 2005tii ayaa maayinkii magaalada Laascaanood ee Puntland oo waqtigaa maamulka gacanta ku hayey Dr. Cabdirashiid Barkhadle uu u asteeyey maalinta nadaafadda taas oo noqotay mid markasta oo la xusayo gooni isu taaga Somaliland barbarkeeda laga bilaabo.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Xaafadaha qaarkood ayaa laga wadaa sida sidii loo xoojin lahaa maalinta nadaafada iyadoo warar xanshashaqana lagu helayo in dhaqaale badan ay qurbajoog ku bixinayaan sidii hawsha nadaafada loo xoojin lahaa.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Ismaandhaafka\u00a0 labada May ayaa inta badan waxaa ku dhinta ama ku dhaawacma dadka rayidka ah waxaana qasaare soo gaadhaa ganacsatada yaryar illaa hadana xal loo heli karaa ma jiro.<\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sanad kasta oo la xuso 18 May oo ah maalintii Somaliland u astaysay in\u00a0 ay dib uga noqotay midowgii Soomaalida ee 1960kii ayaa magaalada Laascaanood waxaa ka dhaca rabsho u dhexeeya Booliska\u00a0 oo mararka qaar ay caawiyaan milaterigu iyo shacabka marka laga reebo labadii sano ee la soo dhaafay. Sanadkan\u00a0 oo ay ku beegantay bisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55977,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55976","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55976","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55976"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55976\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55978,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55976\/revisions\/55978"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}