{"id":55942,"date":"2019-05-12T02:12:40","date_gmt":"2019-05-11T23:12:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55942"},"modified":"2019-05-12T02:13:44","modified_gmt":"2019-05-11T23:13:44","slug":"r-wasaare-xasan-cali-khayre-oo-galabta-muqdisho-kusoo-laabtey-kadib-shirkii-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/r-wasaare-xasan-cali-khayre-oo-galabta-muqdisho-kusoo-laabtey-kadib-shirkii-garoowe\/","title":{"rendered":"R\/wasaare Xasan Cali Khayre oo Galabta Muqdisho Kusoo Laabtey Kadib Shirkii Garoowe."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Hassan.jpeg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55943\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Hassan-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"836\" height=\"557\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Hassan-300x200.jpeg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Hassan.jpeg 640w\" sizes=\"auto, (max-width: 836px) 100vw, 836px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kaddib shirkii fashilka iyo is afgarad la\u2019aanta ku soo dhamaaday ee magaalada Garoowe uga socday madaxda Soomaalida Shantii cisho ee la soo dhaafay.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha waxaa garoonka uga hortagay kuna soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa, iyadoo aanu wax hadal ah siin warbaahinta ayaa loo galbiyay Madaxtooyada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxdii ku sugneye Garowe ayaa si kala gaar gaar ah isaga soo huleelaya magaalada Garowe, waxaa saaka ka soo tagay Madaxda Maamulada Jubbaland iyo Galmudug oo kala aaday Kismaayo iyo Nairobi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa sidoo kale magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay subaxnimadii hore ee saakay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaay Yariisoow oo shirkaa ka qeybgalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin madaxweynaha dowladda Soomaaliya Madaxweyne Farmaajo ayaa wali ku sii sugan magaalada Garoowe, halkaa oo la sheegay in labada cisho ee soo socta uu sii joogi doono madaxweynuhu.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shirka Garoowe ee u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ayaa natiijo la\u2019aan ku soo dhamaaday, kaddib markii la isku fahmi waayay qodobadii laga hadlayay, waxaana caqabadaha ugu weyn ee Shirka hareeyay ka mid ahaa arrinta Maamulada Galmudug iyo Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynayaasha Galmudug iyo Jubbaland oo ka hadlay fashilka shirka ayaa eedda dusha uga tuuray madaxda dowladda federaalka oo ay ku tilmaameen kuwo markii horeba aan daacad ka aheyn heshiis iyo is afgarad laga gaaro qodobbadii laga wada hadlayay.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kaddib shirkii fashilka iyo is afgarad la\u2019aanta ku soo dhamaaday ee magaalada Garoowe uga socday madaxda Soomaalida Shantii cisho ee la soo dhaafay. Ra\u2019iisul Wasaaraha waxaa garoonka uga hortagay kuna soo dhaweeyay wasiiro ka tirsan xukuumaddiisa, iyadoo aanu wax hadal ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55943,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55942","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55942","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55942"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55942\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55945,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55942\/revisions\/55945"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55943"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55942"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55942"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55942"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}