{"id":5590,"date":"2012-04-16T20:39:00","date_gmt":"2012-04-16T20:39:00","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=5590"},"modified":"2012-04-16T20:39:00","modified_gmt":"2012-04-16T20:39:00","slug":"miino-nooca-saacada-ah-oo-laga-helay-xafiiska-ra%e2%80%99iisul-wasaaraha-gaas","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2012\/04\/miino-nooca-saacada-ah-oo-laga-helay-xafiiska-ra%e2%80%99iisul-wasaaraha-gaas\/","title":{"rendered":"Miino Nooca Saacada Ah Oo Laga Helay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Gaas"},"content":{"rendered":"<p><strong><\/strong><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p>Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta laga helay Miino nooca iskeed u qaraxdo xiliga loogu talagalay ee la buuxiyo,<\/p>\n<p>Sidoo Kale Waxaa LA Sheegay In Ay Miinadaasi La Doonayay In LAgu Qarxiyo Ra&#8217;iisul Wazaare Gaas\u00a0 Islamarkaana Ay Meesha Soo Dhigeen Qaar Ka Tirsan Ilaada Ra&#8217;iisul Wazaare Gaas<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taasoo welwel iyo walbahaar ku beertay Ra\u2019iisul Wasaaraha Dowladda TFG-da Soomaaliya C\/weli Maxamed Gaas.<\/p>\n<p>Warku wuxuu intaa ku darayaa in arintan loo qabtay Xoghayaha Ra\u2019iisul Wasaaraha oo lagu magacaabo <\/strong><strong>Axmed Yaasiin<\/strong> iyo dad dheeraad ah, kuwaasoo xabsiga loo taxaabay markii arintani la arkay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Balse Arinkaani Ayaa Ku Soo Aadeyso Xilli Ay Haatan Taagantahay Murun u Dhaxeeya Madaxda Sar Sare Ee Dowlada TFG-da Soomaaliya Taasi Oo Ah Qaraxii KA Dhacay Tiyaatarka Oo Lagu Qaarijinrabay Mr.Gaas Cidii Ku Lug LAheed In Uu U Fududaado Kooxaha Qaraxaasi Geesatay Ayaa Haatana Iyadoon Dhamaan Murunkaasi Lagu Arkay Xafiiska Ra&#8217;iisul Wazaare Gaas Miino Nooca Saacada Ah Oo Taalo<\/p>\n<p><strong>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)<\/p>\n<p><\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka Soomaaliya (Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom) Sida ay inoo xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta laga helay Miino nooca iskeed u qaraxdo xiliga loogu talagalay ee la buuxiyo, Sidoo Kale Waxaa LA Sheegay In Ay Miinadaasi La Doonayay In LAgu Qarxiyo Ra&#8217;iisul Wazaare Gaas\u00a0 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-5590","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5590"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5593,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5590\/revisions\/5593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}