{"id":55892,"date":"2019-05-10T23:36:22","date_gmt":"2019-05-10T20:36:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55892"},"modified":"2019-05-10T23:53:35","modified_gmt":"2019-05-10T20:53:35","slug":"wararkii-ugu-danbeeyey-oo-kasoo-baxaya-shirka-maalintii-lixaad-ka-socda-magaalada-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/wararkii-ugu-danbeeyey-oo-kasoo-baxaya-shirka-maalintii-lixaad-ka-socda-magaalada-garoowe\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Danbeeyey oo Kasoo Baxaya Shirka Maalintii Lixaad Ka Socda Magaalada Garoowe."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55895\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-1-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"201\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-1-300x201.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-1.jpg 646w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-55896\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-2-300x201.jpg\" alt=\"\" width=\"822\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-2-300x201.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/shir-garowe-2.jpg 646w\" sizes=\"auto, (max-width: 822px) 100vw, 822px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Madaxda dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada ayaa muddo ku dhow toddobaad ku shirsan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,iyadoo shirka looga wada-tashanayo sidii looga talaabi lahaa khilaafka labada dhinac iyo arrimaha siyaasada ee dalka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Balse ma jiro ilaa hadda wax natiijo ah oo ay hoggaamiyeyaasha\u00a0 ka gaareen qodobbada shirka looga hadlayo , waxaana ka mid ah qodobbada aan wali la isku fahmin , khilaafka Galmudug, sharciyada Batroolka, doorashada, xisbiyada iyo in la beddelo magaca golaha amniga qaranka.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Shirka waxaa sii murjiyay markii Jubbaland ay dowladda federaalka ku eedeysay faragelin inay ku heyso hannaanka doorashada ee deegaannada, waxaa uu maamulka dusha u saaray dowladda federaalka mas&#8217;uuliyada is rasaaseyn shalay ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Kismaayo oo u dhaxeysay ciidammada ammaanka garoonka iyo ilaalada musharrax Cabdinaasir Seeraar.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>&#8220;Wuu jira wal walka ah inuu shirka burburo, balse dadaal ayay bixinayaan hoggaamiyeyaasha si natiijo u wanagsan bulshadda Soomaaliyeed shirka looga soo saari lahaa&#8221;. ayuu yiri sarkaal ku dhow shirka oo la hadlay Hiiraan Online.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Madaxweyne Farmaajo ayaa guddoominayay muddada uu shirka socday, waxaa qeyb ka ahaa shirka ra&#8217;iisul wasaaraha xukuumadda ,madaxda dowlad-gobolleedyada iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Shirkan ayaa aad isha loogu haya natiijada ka soo baxda, isagoo maalintii lixaad galay.<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxda dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada ayaa muddo ku dhow toddobaad ku shirsan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland,iyadoo shirka looga wada-tashanayo sidii looga talaabi lahaa khilaafka labada dhinac iyo arrimaha siyaasada ee dalka. Balse ma jiro ilaa hadda wax natiijo ah oo ay hoggaamiyeyaasha\u00a0 ka gaareen qodobbada shirka looga hadlayo , waxaana ka mid ah qodobbada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55896,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55892","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55892","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55892"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55892\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55897,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55892\/revisions\/55897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55892"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55892"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55892"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}