{"id":55871,"date":"2019-05-09T23:49:36","date_gmt":"2019-05-09T20:49:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55871"},"modified":"2019-05-10T21:30:48","modified_gmt":"2019-05-10T18:30:48","slug":"talyaaniga-iyo-ilo-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-shaqaalaha-soomaaliya-heshiisna-la-saxiixdey-wasaarada-shaqada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/talyaaniga-iyo-ilo-oo-iska-kaashanaya-horumarinta-shaqaalaha-soomaaliya-heshiisna-la-saxiixdey-wasaarada-shaqada\/","title":{"rendered":"Talyaaniga iyo ILO oo Iska Kaashanaya Horumarinta Shaqaalaha Soomaaliya Heshiisna La Saxiixdey Wasaarada Shaqada."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tal-iyo-som.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55872\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tal-iyo-som-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"839\" height=\"559\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tal-iyo-som-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/tal-iyo-som.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 839px) 100vw, 839px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Dowladda Talyaaniga ayaa waxay taageerraysa barnaamij ay waddo\u00a0 hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan shaqada adduunka ee ILO kaasoo loogu talagalay in lagu horumariyo awoodda shaqaalaha, xaquuqda shaqaalaha iyo sidii shaqaalaha Soomaaliyeed ugu adkeysan lahaayeen dhibaatooyinka ka\u00a0 heysta musharaadka ,shaqo la&#8217;aanta iyo sidii loo abuuri lahaa jawi lagu difaaco xaquuqdooda shaqada. Barnaamijka waxaa wadda fulinaya ILO iyo xiriirka ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed ee loo yaqaanno FESTU.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya, Sadiiq Warfaa ayaa aad usoo dhaweeyay wadda shaqeyn dhex marta hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan shaqada adduunka ee ILO iyo dallada ay ku mideysanyihiin ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed, si buu yiri loo gaaro awood xoogan oo ay yeeshan shaqaalaha Soomaaliyeed.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Wasiir Saadiq Warfaa ayaa uga mahadceliyay dowladda Talyaaniga taageerada buuxda ee ay siiso dadka iyo dowladda Soomaaliyeed oo ay ka taageerraan dhinaca horumarinta bulshada, shaqo abuurka iyo dhisida hay\u2019adaha dowlada. \u201cWaxaa iga go\u2019aan sidii kor loogu qaadi lahaa xirfada shaqaalaha dowlada, loo abuuri lahaa shaqooyin wax tar leh oo aan ula dagaalami laheyn saboolnimada\u201d ayuu yiri Wasiir Sadiiq oo ka hadlay xaflad lagu maamuusayay bilowga barnaamijkan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya u fadhiya, Carlo Campanille ayaa munaasabadda ka sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in la kordhiyo awoodda shaqaalaha Soomaaliyeed u leeyihiin inay danahoodda difaacdaan, xaquuqdoodda ka hadlaan oo ay u doodi karaan xaquuqda ay u leeyihiin shaqo ku fulin taaso horumar garsiinaysa dalka Soomaaliya.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Madaxa horumarinta iyo iskaashiga ee dowladda Talyaaniga, Guglielmo Giordano ayaa sheegay inay tahay fursad wanaagsan oo lagu abuurayo nabadgalyo ka islaaxda dalka gudihiisa, si loo gaaro horumar dhinac kasta ah oo bulshada Soomaaliyeed ku talabsato iyo si loo xaqiijiyo hadafka qorshaha horumarineed ee dalka Soomaaliya u degsan.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Gabagabadii, Xoghayaha guud ee xiriirka ururrada shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU, Cumar Faaruuq Cusmaan ayaa dhankiisa sheegay inuu boggaadinayo dowladda Talyaaniga iyo hay&#8217;adda ILO, sida wanaagsan ee ay ula shaqeynayaan ururrada shaqaalaha oo ay ugu hiilinayaan shaqaalaha Soomaaliyeed, wuxuuna si gaar ah u xusay inuu uga mahadceliyo Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Xukuumadda Soomaaliya, Xildh. Sadiiq Warfaa oo la yimid siyaasad fir fircoon oo lagu horumarinayo dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed, laguna abuurayo shaqooyin isagoo ula jeedda si loola dagaallamo shaqo la&#8217;aanta iyo saboolnimada.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Talyaaniga ayaa waxay taageerraysa barnaamij ay waddo\u00a0 hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan shaqada adduunka ee ILO kaasoo loogu talagalay in lagu horumariyo awoodda shaqaalaha, xaquuqda shaqaalaha iyo sidii shaqaalaha Soomaaliyeed ugu adkeysan lahaayeen dhibaatooyinka ka\u00a0 heysta musharaadka ,shaqo la&#8217;aanta iyo sidii loo abuuri lahaa jawi lagu difaaco xaquuqdooda shaqada. Barnaamijka waxaa wadda fulinaya ILO [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55872,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55871","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55871","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55871"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55871\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55884,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55871\/revisions\/55884"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55872"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55871"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55871"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55871"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}