{"id":55862,"date":"2019-05-09T22:26:45","date_gmt":"2019-05-09T19:26:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55862"},"modified":"2019-05-10T21:46:30","modified_gmt":"2019-05-10T18:46:30","slug":"xildhibaanada-jubaland-oo-muran-ka-taagayahey-sidii-lagu-soo-xuli-lahaa-iyo-sida-loo-qaybinayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/xildhibaanada-jubaland-oo-muran-ka-taagayahey-sidii-lagu-soo-xuli-lahaa-iyo-sida-loo-qaybinayo\/","title":{"rendered":"Xildhibaanada Jubaland oo Muran KaTaagayahey Sidii Lagu Soo Xuli Lahaa iyo Sida Loo Qaybinayo."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kis-xildh.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55863\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kis-xildh-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"869\" height=\"579\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kis-xildh-300x200.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/kis-xildh.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 869px) 100vw, 869px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Kismaayo iyo deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Jubaland wali waxaa ka taagan khilaaf ku saabsan qaabka loo soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Jubaland ee dhowaan la dooran doono.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrintaan ayaa timid kadib markii dhowaan gudoomiyaha Guddiga Doorashada Jubaland Xamse Cabdi Barre uu sheegay in Guddigu uu leeyahay go&#8217;aanka ugu dambeeya ee qofka xildhibaanka noqonaya.<\/p>\n<p>Xamse ayaa sheegaya in odayaasha beelaha ay guddiga usoo gudbin doonaan magacyada saddex qof, kadibna uu guddiga uu ka xulan doono mid ka mid ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Dadkaa la soo gudbiyay guddiga ayaa kala saari doona oo qofka mudan in uu xildhibaanka noqdo iyaga ayaa soo xuli doona, waxaana rabnaa in odayaasha beeluhu nagu kalsoonaadaan&#8221; ayuu yiri Xamse Cabdi Barre.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hasse ahaatee arintan waxaa ku gacan seyray oo ka hor yimid Odayaasha dhaqanka oo ku tilmamay in arintaan ay noqon karto musuq maasuq lagu sameynayo habka doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Suldaan Jaamac Xassan Ibraahim oo ka mid ah madax dhaqameedka Jubbaland ayaa yiri&#8221; Waxaan u arkaa arintaa mid aad u qaldan, waayo cidda xildhibaannada soo xuli karta waa odayaasha, waa doorkii odayaasha oo sidii la doono laga yeelayo&#8230; saddex dhibaan ee keen kaan rabo anniga aan kala baxo&#8230; micnaheedu waxa weeye musuq maasuq ah Anniga aan ku guuleysto doorashada&#8221;<\/p>\n<p align=\"justify\">Doorashada xildhibaannada Jubbaland oo la filayay in la qabto 15kii bishii April ayaa dib u dhacday, ilaa iyo haddana lama oga waqtiga ay bilaabaneyso doorashada, waxaana muuqata in durbaba uu bilaawday khilaafka la xiriira hannaanka loo marayo doorashada oo ka bilaabaneyso soo xulista xildhibaannada.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55847\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55851\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/syl.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55850\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-55849\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55848\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55845\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/Xayeysii-Warsom.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-55846\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Kismaayo iyo deegaanada uu ka arrimiyo maamulka Jubaland wali waxaa ka taagan khilaaf ku saabsan qaabka loo soo xuli doono xildhibaanada cusub ee Jubaland ee dhowaan la dooran doono. Arrintaan ayaa timid kadib markii dhowaan gudoomiyaha Guddiga Doorashada Jubaland Xamse Cabdi Barre uu sheegay in Guddigu uu leeyahay go&#8217;aanka ugu dambeeya ee qofka xildhibaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55863,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55862","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55862","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55862"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55862\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55887,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55862\/revisions\/55887"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55863"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55862"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55862"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55862"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}