{"id":55816,"date":"2019-05-08T19:50:32","date_gmt":"2019-05-08T16:50:32","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55816"},"modified":"2019-05-08T21:00:21","modified_gmt":"2019-05-08T18:00:21","slug":"maxay-tahay-asbaabaha-ay-dowlada-kenya-u-danaynayso-doorashada-maamulka-jubaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/maxay-tahay-asbaabaha-ay-dowlada-kenya-u-danaynayso-doorashada-maamulka-jubaland\/","title":{"rendered":"Maxay Tahay Asbaabaha Ay Dowlada Kenya U Danaynayso Doorashada Maamulka Jubaland?."},"content":{"rendered":"<div class=\"story-body__inner\">\n<figure class=\"media-landscape has-caption full-width lead\"><span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/660\/cpsprodpb\/10D1D\/production\/_106839886_9ad861bf-2268-4267-a7d3-767cb20a4d72.jpg\" alt=\"Ciidammada kenya ayaa Kismayo qabsaday dabayaaqadii 2012\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"660\" \/><\/span><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Wargeyska The Standard ee ah kan labaad ee ugu afka dheer dalka Kenya ayaa qorey faallo uu cinwaan uga dhigay &#8220;doorashada Jubaland waxay bidhaamin doontaa saameynta AMISOM ee Soomaaliya&#8221;<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa maqaalkiisa ku billaabay in gobolka Bariga Afrika ay si weyn ula socdaan doorashada madaxweynaha Jubaland, maadaamma ay arrintan saameyn ku yeelan doonto xasiloonida gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa jira dhowr musharrax oo ku dhawaaqay inay daneynayaan inay u tartamaan jagada madaxweynaha&#8221; ayaa lagu sheegay warbixinta Wargeyska.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu wargeyska sheegay in doorashada laga dheehan doono saameynta ay ciidanka Kenya ee nabad-ilaalinta AMISOM ku leeyihiin Jubaland, tan iyo markii ay qabsadeen Kismayo.<\/p>\n<p>Kenya ayuu wargeyska sheegay inay si gooni ah u danaynayso doorashada Jubaland, sababtuna ay tahay in aagga lagu murasan yahay ee xadka badda ee Kenya iyo Soomaaliya uu ku yaallo degaankaasi, isla markaana ay xad la leedahay, waxaana uu intaa raaciyay in labadaasi arrin ay ka dhigeyso Jublanad arrin taabaneyso amniga qaranka ee Kenya.<\/p>\n<p>Wargeyska ayaa sheegay in Sheikh Ahmed Mohamed Islam oo Axmed Madobe loo yeqaanno uu tartan culus la kulmi doono.<span class=\"image-and-copyright-container\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"responsive-image__img js-image-replace\" src=\"https:\/\/ichef.bbci.co.uk\/news\/624\/cpsprodpb\/1310D\/production\/_106839087_3aeffd77-588a-49a7-a460-598e66405bfb.jpg\" alt=\"Axmed Madobe waxay muddo dheer xulafo ahaayeen dowladda Kenya\" width=\"976\" height=\"549\" data-highest-encountered-width=\"624\" \/><\/span>&#8220;Tartanka gobolkan ugu taajirsan Soomaaliya, ma hagi doono oo keliya awoodda uu leeyahay qofka xilka hayo, balse musharrixiinta cusub ee soo geli doono doorashada,&#8221;<\/p>\n<p>Dadka Madobe la tartami doono ayuu Wargeyska ku sheegay Cabdullahi Cilmooge, wasiirkii hore ee warfaafinta Soomaaliya, iyo ninka Axmed Madobe isku dhaw yihiin, ee Sheekh Dahir.<\/p>\n<p>&#8220;Inkasta oo Madobe uu leeyahay mahadda ammaanka hagaagay ee Kismayo iyo degaannada ku xeeran, taas oo horumarisay ganacsiga ka jiro halkaas, ayaa haddana waxaa lagu eedeynayaa musuqmaasuq, iyo qabyaalad,&#8221; ayaa lagu sheegay warbixinta The Standard.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wargeyska The Standard ee ah kan labaad ee ugu afka dheer dalka Kenya ayaa qorey faallo uu cinwaan uga dhigay &#8220;doorashada Jubaland waxay bidhaamin doontaa saameynta AMISOM ee Soomaaliya&#8221; Wargeyska ayaa maqaalkiisa ku billaabay in gobolka Bariga Afrika ay si weyn ula socdaan doorashada madaxweynaha Jubaland, maadaamma ay arrintan saameyn ku yeelan doonto xasiloonida gobolka. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55817,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55816","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55816"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55826,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55816\/revisions\/55826"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55817"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}