{"id":55798,"date":"2019-05-08T02:06:07","date_gmt":"2019-05-07T23:06:07","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55798"},"modified":"2019-05-08T02:07:59","modified_gmt":"2019-05-07T23:07:59","slug":"sheekh-imaam-soomaali-ah-oo-dhalashada-dalka-mareykanku-kala-noqdeen-magaalada-hargeysana-kasoo-degay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/sheekh-imaam-soomaali-ah-oo-dhalashada-dalka-mareykanku-kala-noqdeen-magaalada-hargeysana-kasoo-degay\/","title":{"rendered":"Sheekh Imaam Soomaali ah oo Dhalashada Dalka Mareykanku Kala Noqdeen Magaalada Hargeysana Kasoo Degay."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/imaam.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55799\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/imaam-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"959\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/imaam-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/imaam.jpg 510w\" sizes=\"auto, (max-width: 959px) 100vw, 959px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Dowladda Marekanka ayaa dhalashadii kala noqotay oday Soomaaliyeed oo imaam ka ahaa masjid ku yaalla magaalada Portland ee gobolka Oregon ee dalka Marekanka,isagoo gaaray toddobaadkii hore Soomaaliland.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye ,ayaa horay ugu jirey liiska dadka aan loo ogaleyn inay ka duulaan dalka Marenka, laakiin xukuumadda ayaa qorsheysatay inuu dib ugu laabto dalkiisa kaddib markii uu heshiis la gaaray bishii Jannaayo.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Heshiiska waxaa ku jirey , Kariye inuu oggaaladay in laga xayuubiyo muwaadinnimada Marekanka kaddib markii uu qiray inuu xog khaldan siiyay waaxda socdaalka bishii Luulyo ee sannadkii 1997dii markii uu dhalashada qaadanayey.Heshiiska ayaa muddo gaaban u muuqday inuu dhaawac soo gaaray kaddib markii subaxnimadii Isniinta ,Kaariye lagu qabtay laguna xirey garoonka diyaaradaha ee Dubai.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Kaariye, oo 57 jir ayaa Seattle ka soo raacay duullimaad 14 saacadood qaatay oo ku jeeday magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka halkaasoo uu doonayay inuu 4 maalmood kaddib ka sii aado magaalada Hargeysa.Markii uu Dubai soo gaarey wuxuu qarreenadiisa reer Oregon u qoray farriin\u00a0 ah &#8216;wax baa khaldan&#8217;.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Kaariye ayaa waxaa ku dhegey sirdoonka Imaaraadka oo 7 saacadood ku xanibay Dubai, iyagoo wax ka waydiinayay Portland Seven oo ka mid ah\u00a0 masaajidka As-Saber\u00a0 ee koonfurgalbeed Portland iyo rag kale oo halkaa ku dukadda, waxaa loo diiddey inuu waco qareennadiisa\u00a0 markii su&#8217;aalaha la waydiinayay, sida ay sheegeen looyarradiisa Philio Smith iyo Nicole Nelson.<\/div>\n<div><\/div>\n<div>Dowladda Marekanka ayaa bishii Oktoobar ku dartay liiska dadka aan duullimaadka loo ogolayn,Maxamed Sheekh\u00a0 Kaariye ,iyadoo loo cuskaday inuu yahay nin kasoo dagaallamay dalka Afghanstan waagii ay la dagaallamyeen Soofiyeetka. Waxaa kale oo Kaariye lagu haystaa inuu taageero u muujiyey jihaad xoog ah isagoo la hadlaya dad dharcad ah oo la daba dhigay iyo xubno ka tirsan Portland Seven.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Marekanka ayaa dhalashadii kala noqotay oday Soomaaliyeed oo imaam ka ahaa masjid ku yaalla magaalada Portland ee gobolka Oregon ee dalka Marekanka,isagoo gaaray toddobaadkii hore Soomaaliland. Maxamed Sheekh Cabdiraxmaan Kaariye ,ayaa horay ugu jirey liiska dadka aan loo ogaleyn inay ka duulaan dalka Marenka, laakiin xukuumadda ayaa qorsheysatay inuu dib ugu laabto dalkiisa kaddib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55798"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55800,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55798\/revisions\/55800"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}