{"id":55780,"date":"2019-05-07T19:07:36","date_gmt":"2019-05-07T16:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55780"},"modified":"2019-05-08T00:25:42","modified_gmt":"2019-05-07T21:25:42","slug":"dowlada-qatar-oo-muqdisho-ka-bilowday-barnaamij-lagu-afurinayo-11-kunoo-qofood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/dowlada-qatar-oo-muqdisho-ka-bilowday-barnaamij-lagu-afurinayo-11-kunoo-qofood\/","title":{"rendered":"Dowlada Qatar Oo Muqdisho Ka Bilowday barnaamij Lagu Afurinayo 11000-Kunoo Qofood"},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-315022\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190507-WA0008.jpg\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190507-WA0008.jpg 640w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190507-WA0008-400x300.jpg 400w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p>Hay\u2019adda gargaarka ee Qatar Charity ayaa Magaalada Muqdisho ka bilowday barnaamij lagu afurinayo 11 kun qof oo ku nool magaaladda Muqdisho 30ka maalmood ee bisha ramadan<\/p>\n<p>Dhaqaalahan ayaa waxaa iska soo uruuriyay shacabka iyo ganacsatada Dalka Qatar,kuwaasi oo ugu talagalay in ay caawiyaan shacabka Soomaaliyed ee dhibaataysan ee ku nool caasimadda Muqdisho<\/p>\n<p>Cabdinuur Xaaji Cali oo ah madaxa Hay\u201dadda Qatar Charity xafiiskieeda Soomaaliya ayaa daahfurka ku faah faahiyay sida ay ugu talagaleen in ay u fuliyaan mashruucani afurinta dadka sooman.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaan rabnaa in aan daahfurno mashruuc balaaran oo afurin ah,oo lagu afurin doono 1100 kun oo qof dhamaan gobolada dalka Soomaaliya,dhamaan gobolada ayuu ka bilowday,waxaana xooga saari doonaan dadka barakacayaasha ah,dadka barakacayaasha ah oo u badan deegaanak Treedishe iyo dhaman gobolada dalka,waxa gargaarka aan ugu talagalnay waqtigan oo dadku baahiy ay u qabaan,marka sanadkan saad wada ogsoontihiin waxaa soo daahay waqtigii roobka ayaa soo daaha, marka culeys ayaa ka dagaya dadka\u201d.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Owqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya Cabdixakiin Ashkir ayaa talaabo wanaagsna ku tilmaamay u gargaaridad dadkan tabaalaysan iyo fursadaha waxbarasho oo Hay\u201dadda Qatar Charity ay siiso dhalinyaro Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-315023\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190507-WA0001.jpg\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190507-WA0001.jpg 640w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/IMG-20190507-WA0001-400x300.jpg 400w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>\u201cDalkeenu wuxuu u baahanyahay in waxbarashada dhalinyarada iyo garaadkooda la garab istaago,si ay beri ay dadka iyo dalku ay u garab istaagaan,marka mashruucan waa mid dhiirogelin mudan,waxaa ka sii wanaagsan deeqaha waxbarasho ee ardayda la siinayo\u201d.Ayuu yiri mudane Ashkir.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wasiirka wasaaradda Gargaaka Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Siciid Xamsa ayaa siweyn uga hadlay howlaha gargaarka ee dalka ka socda iyo dhibaatooyinka ay qabaan bulshada Somaaliyeed,mahadcelin ka sokow wuxuu ugu baaqay bulshada Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan in ay ku deydaan mashaariicdan gargaarka ah oo kale,si loo samatabixiyo dadka tabaalaysan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda gargaarka ee Qatar Charity ayaa Magaalada Muqdisho ka bilowday barnaamij lagu afurinayo 11 kun qof oo ku nool magaaladda Muqdisho 30ka maalmood ee bisha ramadan Dhaqaalahan ayaa waxaa iska soo uruuriyay shacabka iyo ganacsatada Dalka Qatar,kuwaasi oo ugu talagalay in ay caawiyaan shacabka Soomaaliyed ee dhibaataysan ee ku nool caasimadda Muqdisho Cabdinuur Xaaji Cali [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55782,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55780","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55780","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55780"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55780\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55788,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55780\/revisions\/55788"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55782"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55780"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55780"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55780"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}