{"id":55734,"date":"2019-05-05T01:31:09","date_gmt":"2019-05-04T22:31:09","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55734"},"modified":"2019-05-05T01:34:01","modified_gmt":"2019-05-04T22:34:01","slug":"shir-madaxeedka-garoowe-oo-maanta-uu-daah-furay-madaxweynaha-puntland-saciid-maxamed-deni","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/shir-madaxeedka-garoowe-oo-maanta-uu-daah-furay-madaxweynaha-puntland-saciid-maxamed-deni\/","title":{"rendered":"Shir Madaxeedka Garoowe oo Maanta uu Daah Furay Madaxweynaha Puntland Saciid Maxamed DENI."},"content":{"rendered":"<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/SHIR-GAROWE1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55735\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/SHIR-GAROWE1-300x171.jpg\" alt=\"\" width=\"1025\" height=\"584\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/SHIR-GAROWE1-300x171.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/SHIR-GAROWE1.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 1025px) 100vw, 1025px\" \/><\/a><\/div>\n<div>Madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay shirka dejinta qorshaha, hirgelinta siyaasadda iyo horumarinta dhallinyarada Puntland.<\/div>\n<p>Furitaanka Shirka waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Madaxa hay&#8217;adda UNFPA Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Golaha Wakiillada, dhallinyaro iyo masuuliyiin kale.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland oo shirka furay ayaa ballanqaaday inuu ahmid gaara siindoono dhallinyarada Puntland.<\/p>\n<p>&#8220;Waa shir muhiim u ah Puntland ,waxaa la isku waafaqsan yahay tirada badan ee dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan Puntland 70% wax ka badan inay dhallinyaro yihiin, marka dowladda Puntland waxaa ka shaqaynaysa 70% waa dhalinyaro, dowladdu iyagay ka shaqaynaysaa horumarkooda iyo Mustaqbalkooda&#8230;.Waxaad ogtihiin waxyaaba ugu waa wayn ee Puntland ku faanayso oo amniga ah cidda hayso waa dhalinyaro. Ciidamadeena waa dhallinyaro, shaqaaleheeda waa dhalinyaro, xarumaha wax soo saarka ka shaqeeya waa dhallinyaro, kuwa Kalluunka iyo Khayraadka ka shaqayn waa dhalinyaro, dadkoo dhan ayaa dhallinyaro ah, marka waxaa soo dhan in loo sameeyo siyaasad kabaysa waa muhiim&#8221;. ayuu ayuu yiri Madaxweynaha\u00a0 Puntland\u00a0 Siciid\u00a0 Deni.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Madaxweynuhu waxa uu sheegay inay muhiim tahay in dhallinyarada ay badalaan arrimo badan oo caqabad ku ah horumarkooda, sidoo kalena waxa uu boggaadiyey kaalinta ay kaga jiraan horumarka dalka ka socda.<\/p>\n<div>&#8220;Maalin walba waxaa dalka la keenaa dad shaqaale ah oo la rabo inay ka shaqeeyaan, dhallinyaradeenuna waa shaqo la&#8217;dahay, waxyaabaha aan is qaban karin ayay ka mid tahay, waxay u baahan tahay siyaasad cad in laga yeesho, waxa dhallinyaradu baranayaan iyo caqabadaha haysta&#8221;. ayuu yiri madaxweyne Deni.<\/div>\n<div><\/div>\n<div><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daah-furay shirka dejinta qorshaha, hirgelinta siyaasadda iyo horumarinta dhallinyarada Puntland. Furitaanka Shirka waxaa madaxweynaha ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Puntland, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Madaxa hay&#8217;adda UNFPA Soomaaliya, masuuliyiin ka tirsan Golaha Wakiillada, dhallinyaro iyo masuuliyiin kale. Madaxweynaha Puntland oo shirka furay ayaa ballanqaaday inuu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55735,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55734","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55734","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55734"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55734\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55736,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55734\/revisions\/55736"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55735"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55734"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55734"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55734"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}