{"id":55716,"date":"2019-05-04T20:16:08","date_gmt":"2019-05-04T17:16:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55716"},"modified":"2019-05-04T20:20:13","modified_gmt":"2019-05-04T17:20:13","slug":"xasuuqii-ka-dhacey-gobolka-siti-oo-maamulka-dawlad-deegaanka-soomaalidu-maanta-ka-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/xasuuqii-ka-dhacey-gobolka-siti-oo-maamulka-dawlad-deegaanka-soomaalidu-maanta-ka-hadleen\/","title":{"rendered":"Xasuuqii Ka Dhacey Gobolka Sitti oo Maamulka Dawlad deegaanka Soomaalidu Maanta Ka Hadleen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dds.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55717\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dds-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"1033\" height=\"582\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dds-300x169.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/dds.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 1033px) 100vw, 1033px\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Kaddib dhacdadii foosha xumayd ee lagu xasuuqay shacabka aan waxba galabsan ee degganaa galbeedka Gobolka Sitti, Golaha fulinta ee Dawladda Degaanka Soomaalidu waxaa ay soo saareen Go&#8217;aamo dhawr ah oo arrintaa kaga jawaabayaan.<\/p>\n<p>Dawladda degaanka Soomaalidu waxaa ay waxba kama jiraan ku tilmaantay heshiisyadii hadda ka hor ay kala saxiixdeen maamuladii hore ee ka talin jiray degaanka Soomaalida iyo degaanka Canfarta kaas oo ku saabsanaa in magaalooyinka Cundhufa, Caddaytu iyo Garbaciise lagu daro degaanka Canfarta, iyadoon xitaa aan shacabkii magaalooyinkaas degganaa aan lagala tashan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa kale oo uu goluhu go&#8217;aankan ku sheegay in Dawladda Degaanka Canfartu ay ku guul daraysatay sugidda amniga Soomaalida deggan saddexdan magaalo. waxa kale oo goluhu sheegay in xukuumadda oo la kaashanaysa Fadaraalka inay sugayaan amniga Shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caddaytu, Cundhufa iyo Garbaciise.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goluhu wuxuu sidoo kale sheegay in saddexdaas magaalo shacabka deggan lagaarsiin doono gargaar bani&#8217;adamnimo, iyadoo lala kaashanayo hay&#8217;adaha samafalka iyo Dawladda Fadaraalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu goluhu ka hadlayay Shaqaalaha samafalka ee Save the children ee u xidhnaa maamulka Canfarta, inay si degdeg ah u siidaayaan maamulka Canfartu Shaqaalahaas oo ku xidhan jeelasha degaanka Canfarta, laguna soo wareejiyo DDS.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambayna goluhu wuxuu sheegay in Ciidamada amniga ee degaanka Soomaalidu sugaan amniga goobaha xuduudaha. iyagoo aan ka gudbayn xuduuda degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p align=\"justify\">Go&#8217;aamadan ayaa hadday siday tahay u hirgalaan waxay wax wayn ka badali doontaa xaaladda amni darro ee ka jirta galbeedka Gobolka Sitti.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kaddib dhacdadii foosha xumayd ee lagu xasuuqay shacabka aan waxba galabsan ee degganaa galbeedka Gobolka Sitti, Golaha fulinta ee Dawladda Degaanka Soomaalidu waxaa ay soo saareen Go&#8217;aamo dhawr ah oo arrintaa kaga jawaabayaan. Dawladda degaanka Soomaalidu waxaa ay waxba kama jiraan ku tilmaantay heshiisyadii hadda ka hor ay kala saxiixdeen maamuladii hore ee ka talin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55717,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3,36],"tags":[],"class_list":["post-55716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55716"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55720,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55716\/revisions\/55720"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55717"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}