{"id":55651,"date":"2019-05-01T00:48:40","date_gmt":"2019-04-30T21:48:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55651"},"modified":"2019-05-01T00:49:37","modified_gmt":"2019-04-30T21:49:37","slug":"c-raxmaan-maxamed-c-llaahi-cirro-gudoomiyaha-xisbiga-wadani-oo-muuse-biixi-ku-eedeeyey-kala-qaybinta-bulshada-slnd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/05\/c-raxmaan-maxamed-c-llaahi-cirro-gudoomiyaha-xisbiga-wadani-oo-muuse-biixi-ku-eedeeyey-kala-qaybinta-bulshada-slnd\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan Maxamed C\/llaahi Cirro Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo Muuse Biixi Ku Eedeeyey Kala Qaybinta Bulshada Slnd."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ciro.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-55652\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ciro-300x195.jpg\" alt=\"\" width=\"1007\" height=\"658\" \/><\/a><\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in aanay dhici Karin in laba xisbi oo kaliya doorasho galaan,isla markaana aanay ogolaan doonin taageerayaashoodu inay ka qaybgalaan diiwaangalinta codbixiyeyaasha dhowaan la doonayo in la bilaabo.<\/p>\n<p>\u201cWaxa la yaab leh in Madaxweynihii aynu Qarankan u dooranay in uu hoggaamiyo oo dalka mideeyo uu ka door biday in uu bulshada qayb ka mid ah madaxweyne u noqdo. Haddii madaxweynihii Qaranku in uu Qarankan madaxweyne u noqdo ka door biday in uu Kulmiye iyo UCID madaxweyne u noqdo dalka intiisa kale madaxweyne la\u2019aan mayso. Haddii Madaxweynuhu ka door biday oo ay waajibkiisa ahayd in uu dalkan doorasho Qaran u qabto oo axsaabtu u siman tahay oo uu go\u2019aansaday in uu Kulmiye iyo UCID doorasho u qabto inta kalena doorasho la\u2019aan mayso,\u201d ayuu yidhi gudoomiye Cirro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxa kale oo uu farriin u diray bulshada Somaliland iyo Taageerayaasha xisbiga \u201cWaxaan u sheegaya shacbiga iyo umadda reer Somaliland in haddii xukuumaddii iyo labadii xisbi yidhaahdeen shacbiga kala badh baanu ka tashanayna in aanay inta kalena talo la\u2019aan doonin. Waxaan u sheegaya oo aan faraya dhammaan taageerayaasha xisbiga WADDANI, haddii ay joogaan gobol, haddii ay joogaan degmo in aanay marnaba aqbalin diwaangelin iyo doorasho laba xisbi wataan, farriintaas ayaan gaadhsiinaya dhammaan taageerayaasha WADDANI,\u201d Sidaas ayuu yidhi Dr Cabdiraxmaan Cirro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sadexda xisbi markii ay ku heshiiyeen waayeen doorashada soo socota, waxa labadda xisbi ee KULMIYE iyo UCID ku heshiiyeen inay sidaas ku galaan doorasho, haseyeeshee waxa \u00a0meesha ka maqan xisbigii 3aad ee WADDANI, waxaanay labadda xisbi \u00a0aragtidooda ay heshiihska ku yihiin \u00a0u soo bandhigeen baarlamaanka iyo komishanka doorashooyinka.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54513\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-1.jpg 866w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a> <a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png 1722w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa sheegay in aanay dhici Karin in laba xisbi oo kaliya doorasho galaan,isla markaana aanay ogolaan doonin taageerayaashoodu inay ka qaybgalaan diiwaangalinta codbixiyeyaasha dhowaan la doonayo in la bilaabo. \u201cWaxa la yaab leh in Madaxweynihii aynu Qarankan u dooranay in uu hoggaamiyo oo dalka mideeyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":55652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55651"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55654,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55651\/revisions\/55654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/55652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}