{"id":55582,"date":"2019-04-28T19:33:45","date_gmt":"2019-04-28T16:33:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55582"},"modified":"2019-04-28T19:58:43","modified_gmt":"2019-04-28T16:58:43","slug":"deni-waxaan-dhaliil-weyn-ka-qabnay-guddoomiyiha-bangiga-dhexe-oo-xadgudub-dhinaca-awoodqaybsiga-uu-ka-muuqdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/deni-waxaan-dhaliil-weyn-ka-qabnay-guddoomiyiha-bangiga-dhexe-oo-xadgudub-dhinaca-awoodqaybsiga-uu-ka-muuqdo\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Puntland Oo Sheegay In Mustaqbalka Soomaaliya Uu Halis Ku Jiro"},"content":{"rendered":"<p><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-314228\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DENI-2-740x441.jpg\" sizes=\"(max-width: 740px) 100vw, 740px\" srcset=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DENI-2-740x441.jpg 740w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DENI-2-400x238.jpg 400w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DENI-2-768x458.jpg 768w, https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/DENI-2.jpg 960w\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p><strong>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa habeenkii xalay Shir jaraa\u2019id oo ku qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe wuxuu kaga hadlay natiijada safarkii uu ku tegay wadamada Imaraadka carabta iyo dalka Kiiniya, khilaafka federaalka iyo maamul goboleedyada ayuu sidoo kale khudbadiisa kaga hadlay isagoo dhaliil u jeediyay Xukuumada ay garwadeenka ka yihiin madaxweyne Farmaajo iyo Ra\u2019isul Wasaare Xasan Cali Khayre<\/strong><\/p>\n<p>Wuxuu khudbadiis inteeda badnayd kaga hadlay khilaafka siyaasadeed ee dowladda federaalka iyo dowladxubineedyada, isagoo sheegay inuu welweli weyn ka qabaan sida dalka loo maamulayo iyo halka uu ku socdo<\/p>\n<p>\u201d Khataraha ugu weyn ee Puntland dareemayso waxaa weeye nidaamkii iyo dastuurkii lagu heshiiyay la gacan bidixaynayo oo wadadii loo baahnaa uusan ku socon, waxaa noo muuqata caqabad aan hadhow la xalin karin\u201d ayuu yiri madaxweyne Deni<\/p>\n<p>Wuxuu sheegtay in xukuumada federaalka oo ku guuldaraysatay amnigii Muqdisho ay sidoo kale ilowday oo hilmaamtay dhibaatooyinkii kale ka jiray dalka oo aan dareensanayn baahiyaha ka jira maamul goboleedyada<\/p>\n<p>\u201d Waxaa kaloo soo baxay tubaha oo loogu talagay in caalamka loogu gudbiyo baahiya Soomaaliya qabto, Deeqihii markii yimaadaan meel ay ku baxaan la garan laayahay\u201d ayuu yii Deni<\/p>\n<p>Wuxuu ku eedeeyay madaxda dowladda federaalka inay ku takri faleen habkii awoodqaybsiga dowladnimo ama beeleed, isagoo tusaale u soo qaatay guddoomiyihii bangiga dhexe ee federaalka oo uu sheegay in aqooyahanadii reer Puntland ee u tartamayay booskaas la reebay<\/p>\n<p>\u201d Waxaan dhaliil weyn ka qabnay sida loo maareeyay guddoomiyihoo bangiga dhexe oo runtii xadgudub dhinaca awoodqaybsiga uu muuqdo. markii la magacaabayay guddoomiyaha maxkamada, ninbaa la qaaday oo nin kale oo isla haybtii ah lagu bedelay, laakiin markii guddoomiyaha bangiga dhexe la soo gaaray waxaa la yiri tartan furan ha la galo oo waxaa laga leexiyay habkii wax qaybsiga\u201d ayuu yiri<\/p>\n<p>Dhinaca kale, madaxweynuhu wuxuu iclaamiyay in bisha 2deeda magaalada Garoowe lagu qaban doono shir kooban oo wadatashi , kaasi oo ay isugu imaan doonaan madaxdweynayaasha dawladxubineedyada federaalka, sida Puntland, Galmudug, Hirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Jubbaland, sidoo kalena ay ka soo qaybgalaan madaxweynaha iyo Ra\u2019isul Wasaare dowladda federaalka<\/p>\n<p>\u201d Shirkaas waa mid si dhab ah loo wada hadli doono, waxaa lagu jaangoyn doonaa habka ay u wada shaqaynayeen dowladda iyo Dowlad xubineedka federaalka, sidoo kale in la xidadio magaca uu qaadan doono habka loo wada shaqaynayo oo uusan noqon kii hore ee la oran gollaha amniga qaranka\u201d ayuu yiri mudane Deni<\/p>\n<p>Gabagabadii, Madaxweynaha Putland wuxuu sheegay in maamulkiisu uu diyaar u yhay inuu garab istaago, gacana siiyo maamulka Galmudug oo uu sheegay in khilaaf iyo dhibaato siyaasadeed ay haysato, islamarkaana cabasho ka muujiyay dowladda Federaalka<\/p>\n<p>.<\/p>\n<p align=\"justify\">.<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54512\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-300x215.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax-768x550.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/beco-sax.jpg 866w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"215\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54517\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/syl-2.jpg\" alt=\"\" width=\"228\" height=\"221\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54516\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-300x111.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell-768x285.jpg 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/som-tell.jpg 850w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"111\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54510\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj-300x38.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/taaj.jpg 468w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"38\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54511\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-300x91.png 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-768x232.png 768w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/Xayeysii-Warsom-1-1024x309.png 1024w\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"91\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-54514\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/hormuud-logo.png\" alt=\"\" width=\"251\" height=\"201\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-54515\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 252px) 100vw, 252px\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1-252x300.jpg 252w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2019\/03\/salaam-1.jpg 450w\" alt=\"\" width=\"252\" height=\"300\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa habeenkii xalay Shir jaraa\u2019id oo ku qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe wuxuu kaga hadlay natiijada safarkii uu ku tegay wadamada Imaraadka carabta iyo dalka Kiiniya, khilaafka federaalka iyo maamul goboleedyada ayuu sidoo kale khudbadiisa kaga hadlay isagoo dhaliil u jeediyay Xukuumada ay garwadeenka ka yihiin madaxweyne Farmaajo iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":54197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55582","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55582","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55582"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55582\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55593,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55582\/revisions\/55593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/54197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55582"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55582"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55582"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}