{"id":55572,"date":"2019-04-27T21:12:18","date_gmt":"2019-04-27T18:12:18","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=55572"},"modified":"2019-04-27T21:13:41","modified_gmt":"2019-04-27T18:13:41","slug":"qarax-khasaaro-geestay-oo-maanta-ka-dhacay-degmada-yaaqshiid-ee-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2019\/04\/qarax-khasaaro-geestay-oo-maanta-ka-dhacay-degmada-yaaqshiid-ee-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax Khasaaro Geestay Oo Maanta Ka Dhacay Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-xidh-badbaadey.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-36388\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-xidh-badbaadey-300x189.jpg\" alt=\"\" width=\"975\" height=\"614\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-xidh-badbaadey-300x189.jpg 300w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/04\/qarax-xidh-badbaadey.jpg 660w\" sizes=\"auto, (max-width: 975px) 100vw, 975px\" \/><\/a>Sida ay sheegayaan Wararka aan ka helayno nawaaxiga Hotel Towfiiq Qarax miino ayaa\u00a0 wuxuu ka dhacay laamiga horumara nawaaxiga Hotel Towfiiq, waxaana ka dhashay khasaare.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan Hay\u2019addaha ammaanka dowladda Federalka Somaliya ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Qaraxaasi ay ku dhaawacmeen Dad shacab ah iyo askari goobta maraayay.<\/p>\n<p>Illaa saddex ruux oo shacab ah ayaa dhaawac uu ka soo gaaray qaraxaasi, sidoo kalena waxaa dhaawacmay askari Boolis ah oo saarnaa Mooto bajaaj oo wadada maraayay.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada ayaa qaraxaasi ku sheegay inay aheyd miinada nooca laamiga dhinaceeda la dhigo ee loo yaqaan Soo boodada, taasi oo waxyeeladaasi dadka shacabka ah u gaysatay.<\/p>\n<p>Goobta qaraxa uu ka dhacay ee ku dhaw Hotel Towfiiq, ayaa waxa ay ka tirsan tahay Degmada Yaaqshiid ee Gobolkan Banaadir, waxaana durba halkaasi tagay Ciidamada ammaanka oo baaris ka sameeyay goobta ay wax ka dhaceen.<\/p>\n<p>Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa Maalmahan dambe ahaa mid wanaagsan oo aysan ka dhicin falal lidi ku ah dhanka ammaanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan Wararka aan ka helayno nawaaxiga Hotel Towfiiq Qarax miino ayaa\u00a0 wuxuu ka dhacay laamiga horumara nawaaxiga Hotel Towfiiq, waxaana ka dhashay khasaare. Saraakiil ka tirsan Hay\u2019addaha ammaanka dowladda Federalka Somaliya ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in Qaraxaasi ay ku dhaawacmeen Dad shacab ah iyo askari goobta maraayay. Illaa saddex ruux oo shacab ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":47658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-55572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=55572"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":55574,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/55572\/revisions\/55574"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=55572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=55572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=55572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}